Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Masar Badar Abdelatty iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa gaadhay magaalada Casmara ee Xarunta dalka Eritrea.
Soodhawayn balaadhan ladib Wasiir Badar ayaa kulan layeeshay Madaxwaynaha Eritrea Isayas Afawarke kulankaas oo ka dhacay xarunta dalka Eritrea looga arimiyo.
Labada dhinac ayaa isla sooqaaday arimo muhiim ah oo khuseeya mandaqada iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal iyo xulufadooda.
Labada dowladood ayaa isla taabtay dhibaatada qaarada kajirta iyo sidii hal meel loogasoo wada jeedsan lahaa dadka fadqalalada kawada Mandaqada.
Kulanka labada dhinac ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyadoo lagu balamay hormatinta arimaha labada dal.
ONA.
Egypt's Foreign Minister Badar Abdelatty and a large delegation he was leading arrived in the city of Asmara, the capital of Eritrea.
After a grand welcome, Minister Badar held a meeting with the President of Eritrea, Isayas Afawarke, a meeting that took place at the seat from which Eritrea is governed.
The two sides discussed important matters concerning the region and how to strengthen cooperation between the two countries and their allies.
The two governments touched on the problems facing the continent and how to take a united stand against those causing disorder in the region.
The meeting between the two sides ended in mutual understanding, with an agreement to advance the affairs of the two countries.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

