Wararka naga soo gaadhay maraykanka iyo dalka Kanada ayaa lagu sheegay in uu socdo mudaaharad aan loo kala hadhin dhamaan qawmiyadaha dulman ee kunool Itoobiya iyo Ogadeniya. Duhurnimadii maanta ayey hor istaageen meesha ay isku balansadeen u adeegayaasha malez Zenawi dad aad u farabadan oo ka soo horjeeda kaligii taliye malez zenawi.
Mudaaharadkaas wuxuu hadda ka socdaa labada magaalo ee kala ah Toronto Kanada iyo Minneapolis Minnesota wixii faafaahin ah dib ayaan ka soo sheegi doonaa.
Reports reaching us from America and Canada say that a demonstration is under way in which all the oppressed nationalities living in Ethiopia and Ogadenia are taking part without exception. At midday today, a very large number of people opposed to the dictator malez Zenawi stood in front of the place where the servants of malez Zenawi had arranged to meet.
The demonstration is currently taking place in two cities, Toronto, Canada and Minneapolis, Minnesota. We will report further details later.

AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
