Opens in a new tab

OGAYSIIS OGAYSIIS

ONA23 July 2026
Read in English

Waxaa bulshada ku dhaqan North America khaasatan bulshada ku nool USA la ogaysiinayaa in la qaban doono sanadguuradii 42aad ee ururka ONLF taariikhdu Marka ay tahay August 15th 2026, Waxaana lagu qaban doonaa Downtown Minneapolis khaasatan Convention Centre.

Xalfadaan oo noqon doonta mid aad u shidan xagga suugaanta, Hadaba horay u soogaar intaan Tigidhada (Tickets) lagaa dhameeysanin.

Waxaana tikidhada ka heli kartaa Karmel Mall iyo 24 Mall.

Waxaad kaloo ka gadan kartaa online please taabo link ga hoose.

https://www.eventbrite.com/e/onlf-42nd-anniversary-tickets-1994872217503?aff=oddtdtcreator&keep_tld=true

La wadaag