
Dhamaan Jaaliyadda Somalida Ogadeniya iyo dhamaan Shucuubta dulman ee Itoobiya waxaa la ogeysiinayaa in la qaban doono banaanbax lagaga soo horjeedo Xukuumadda Kaligii taliye Malez Zenawi.
Dibadbaxaas waxaa lagu qaban doonaa 89 chestnut st. waa Jaamacada Toronto University ee ku taala isgooska University/Dundas (Chestnut Residence Conference Center University of Toronto)
mudaaharaadkaas waxaa la qaban doonaa bishan April 10, 2011 saacadu markay tahay 12:00 pm – 6:00pm
Ka soo qaybgal wacan

The entire Somali community of Ogadenia and all the oppressed peoples of Ethiopia are hereby notified that a demonstration will be held against the government of the dictator Malez Zenawi.
The demonstration will be held at 89 Chestnut St., which is the University of Toronto, located at the intersection of University/Dundas (Chestnut Residence Conference Center University of Toronto).
The demonstration will be held this month on April 10, 2011, from 12:00 pm to 6:00 pm.
A good turnout is requested.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
