Shirki Jaaliyadaha Adduunka ee Ogadeniya ayaa Daqiiqado kadib Dib uga bilaaban Doona Halka Shirarka ee Goobta uu ka socdo shirku. Marti aad u xoog badan oo kakalayimid qaaradaha adunka ayaa ku sugan goobta Madasha shirarka.
Hoos Waxaad ka dawataan Filim aan idiinkasoo diyarinay Sawiraantii Shirka Jaaliyadaha Ogadeniya ee Aduunka, Filimkan oo musawir ah ka turjumaya furintaanki shalayto shirka, oo ay soo gaadheen wafti heer sare ah oo kakala yimid qaaradaha Aduunka oo idil iyo furitaanki shirka oo maalinka kowaad ahaa warbixino guud oo aduunweynaha loo tabinayay iyo saxibada halganka Ogadeniya.
maanta waxa laguda gali doona qodobo aad u muhiim ah. waxaana warbixino soo gudbin doona Jaaliyadaha Ogadeniya ee madasha ku sugan.
Waxaad lasocotaan goorahan dhow ee fooda inagu so haya warbixinaha shirka oo maqal iyo muuqaalba ugala socon doontaan ONA…
WAXAA GOOR DHOW BILAABAN DOONA SHIRKA JAALIYADAHA Qeybtisi loogu talo galay maalinka Labaad,
The World Ogadenia Diaspora Conference will resume in a few minutes at the conference hall where the conference is taking place. A very large number of guests who have come from the various continents of the world are present at the conference venue.
Below you can watch a film we have prepared for you of the footage of the World Ogadenia Diaspora Conference. This film is a video depicting yesterday's opening of the conference, which was attended by high-level delegations from all the continents of the world, and the opening of the conference on the first day, with general reports presented to the world and to the friends of the Ogadenia struggle.
Today, very important points will be discussed, and reports will be presented by the Ogadenia diaspora communities present at the venue.
Stay with us in the coming hours for the conference reports, which you will be able to follow in both audio and video on ONA...
THE DIASPORA CONFERENCE WILL SHORTLY BEGIN its session dedicated to the second day,AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
