Opens in a new tab

Radio Xoriyo : Waraysi-Taliyaha Qaybta GORGOR ee CWXO N/Hure Sheekh Cabdicizzi

ONA17 January 2013
Read in English

Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi qiimo badan oo ay Radio xoriyo la yeelatay taliyaha qaybta GORGOR ee ciidanka qalabka sida ee Ogadenya N/hure Cabdi Cizzi isagoo ku sugan jiida hore ee dagaalada,waraysigan ayuu N/huruhu kaga waramayaa dagaaladii u dambeeyey ee uu kamidka aha adagaalkii weynaa ee RIGAATE oo saraakiil gumaysigu barkulan ku lahayaeen halkaasna lagu laayey saraakiil badan.

ONA.

La wadaag