Opens in a new tab

Radio Xoriyo Wareysi: Hogaanka Arimaha Dibada ONLF “Maxaa ka Jira Shirkadaha Shidaalka ee la Shegay in ONLF Heshiis Lagashay”

ONA19 July 2012
Read in English

Radiyo xoriyo ayaa wareysi la yeelatay Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Cabdiraxmaan  Mahdi. Radiyo Xoriyo ayaa waydiyay su’alo ay kamid yihiin

waxa ka jira heshiiska ay Jabhadu lagashay Shirkadaha Shidaalka Ogadneiya. arintan oo xog badan hoggaanku ka bixinayo su’alo badana laga weydinayo hoos ka daawo/dhageyso Wareysiga xiisaha badan.

La wadaag