Opens in a new tab

Sawirada Banaanbaxii Melbourne- oo Booliska Australiya uu ka Badbaadinayo Cabdi Ubo Shacab Gadoodsan

ONA1 July 2012
Read in English

Booliska dalka Austraaliya ayaa isku gadaamay say u badbaadiyaan Cabdi iley oo doonayay inuu qarsoodi ku soo galo Australiya. Jaaliyadda Australiya oo la socotay dhaq-dhaqaaqiisa ayaa si uu ka naxay ugu soo xoomay ka dibna ay ku qasabtay inuu cagaha wax ka dayo. Warbixinta oo dhamaystiran dib ayaan u dhigan doonaa, waxaadse halkan kaga bogtaan sawir mid walba uu u dhigmo kun erey iyo wararkii laga sii daayay akhbaarta TV-yada ..


Halkanna ka daawo qayb ka mid ah Sawirada Gadoodka Jaaliyadda Melbourne/Australia oo lagu dhafay Hees ay N/hurayaasha CWXO ku muujinayaan sababta ay qoriga u qaadeen ..

Sawiro kale oo badan Filo..

La wadaag