Wakaalada Wararka ONA waxaa soo gaadhay magacyadii Shacabkii lagu xidhay Degmada Garbo.
7/6/15 Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka cadawgu kuxidh xidheen dad shacab ah oo dadka kala ah,
1 Qureesha Maxamad Cabdi
2 Faadumo Cabdullaahi Cabdi
3 Inna Bashiir Shugri Cumar oo aanaan magaceeda hore haynin.
ONA
The ONA News Agency has received the names of the civilians who were arrested in Garbo District.
7/6/15 In Garbo District of Nogob Region, the enemy forces arrested civilians, who are as follows:1 Qureesha Maxamad Cabdi
2 Faadumo Cabdullaahi Cabdi
3 Inna Bashiir Shugri Cumar, whose first name we do not have. ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
