Opens in a new tab

Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada OYSU ee Qaarada Yurub oo Maalintii Sadexaad Galay

ONA5 April 2015
Read in English

Shirwaynihii ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee qaarada Yurub ayaa galay maalintii sadexaad iyadoo shirku galay marxaladihii oogu dambeeyay  islamarkaana ay soconayaan doodaha iyo barnaamijyo ay soo diyaariyeen wakiilada qaarada iyo xoghayeyaasha, sidookale waxaa shirka siminaaro iyo barnaamijyo qiima badan  kasoo jeediyay waaxda Arimaha Bulshada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya  JWXO oo shirka marti u,ah. Shirka ayaa ilaa hada kusocda si,aad uquruxbadan , waxaana idiin balan qaadaynaa inaan idin lawadaagno  go,aamada iyo qorshayaasha lagu gulaystay ee shirka kasoo bixi doona Inshaa Allah.

4

5

4

3

2

1

ONA Stockholm

 

 

La wadaag