Opens in a new tab

Tabin Toos Axada Fiidnimada 7:00 Fiidnimo Dood Wadaag ku Saabsan Kulana ay Oromadu Qabsanayso ee ka Socda Itobiya Kasoo Loogu Tashanayo …

ONA23 July 2026
Read in English

Tabin Toos Axada Fiidnimada 7:00 fiidnimo Dood wadaag ku saabsan kulana ay Oromadu qabsanayso ee ka socda Itobiya kasoo loogu tashanayo dhulka Soomalida iyo muwduucyo kale.

Dawaadaayaasha ONA waxay Tala bixino ku dhiiban karaan Qaybta Faalada, waxaana loo waydiin doonaa Martida oo iskugu jirta hogaamin siyaasadeed Falanqeeyayaal iyo ruugcadaa gobolka wax badan ka og si toos ah suaasha.

Mudane hoos noogu reeb hadaad haysid suaal la xidhiidha mowduucyada laga doodayo ee ku qoran Sawirka hoose.

Ogaden News Agency ONA

La wadaag