TPLF ayaa shaaca ka qaaday in mar kale maamulka Tigre uu madaxwayne ka noqday Debra siyoon Gabara Mikail oo ah qofka ay sida wayn isku hayaan Abiya Axmad Ali .
Maamulka Waqooyiga ee Tigre ayaa doorasho dagdag ah oo ay qabteen talada ku soo celiyay Gudoomiyaha Jabhada TPLF oo xilkan horaantii 2022 ku waayay heshiiskii Nabada ee Pretooriya kasoo u dhaxeeyay maamulka PP ee uu hogaamiye Abiye iyo jabhada TPLF ayadoo xiligaas uu si ku meel gaadh ah talada u qabtay afhayeenkii TPLF Gatgo oo asna talada iyo jabhada TPLF laga xayuubiyay.
Maanta TPLF ayaa magaalada Maqala ee caasimada u ah ku qabatay doorasho baarlaamnkoodu ku doorteen Dabrasiyoon Gabra .
TPLF has announced that Debra siyoon Gabara Mikail, the person with whom Abiya Axmad Ali is greatly at odds, has once again become president of the Tigre administration.
The northern administration of Tigre, through a snap election they held, has returned power to the Chairman of the TPLF front, who lost this post in early 2022 under the Pretooriya peace agreement concluded between the PP administration led by Abiye and the TPLF front, at which time power was temporarily taken over by the former TPLF spokesman Gatgo, who has himself also been stripped of power and of the TPLF front.
Today, in the city of Maqala, which serves as the capital, TPLF held an election in which their parliament elected Dabrasiyoon Gabra.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

