Ururka Suxufiyiinta madaxa banaan ee CPJ ayaa ka dayriyay xaalada sii cakiraanaysa ee Itobiya ayagoona cambaareeyay go_aanka maamulka Abiye Axmad ay xayiraada ku saareen saxaafda Addis Standard ayagoo horayna xayiraado ugu soo rogay warbaahino waawayn .
Xayiraadan ayaana u muuqata in lagu qarinayo xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda Aadamaha iyo dagaalada sokeeye ee sida joogtada ah uga socda gudaha itobiya ‘tasoo waliba u muuqata in maamulka PP ay u dulqaadan la yahiin saxaafada madaxa banaan wararka ku aadan xaalada xadgudubyada iyo dagaalada sokeeye qaabka ay u tabinayaan iyo haba yaraatee in aduunku waxba kaa ogaanin waxa ka socda Itobiya .
Ogaden News Agency ONA
The independent journalists' organisation CPJ has expressed concern over the deteriorating situation in Ethiopia, condemning the decision of Abiye Axmad's administration to impose restrictions on the Addis Standard press, having previously imposed restrictions on major media outlets.
These restrictions appear intended to conceal the human rights violations and the civil wars that are continuously taking place inside Ethiopia, and it also appears that the PP administration cannot tolerate the way the independent press reports news on violations and civil wars, and wants the world to know nothing at all about what is happening in Ethiopia.
Ogaden News Agency ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

