
Gumaysiga oo doonaya inuu ka helo jaaliyadaha dhexdooda jawaasiis iyo qowlaysato damiirlaawe-yaal ah ayaa kulano qarsoodi ah kolba ugu yeedha koox la soo magacaabay. Safaarada wayaanaha ee Brussels oo koox uga yeedhay Holland la doonayay in lagu hawlgaliyo ayaa waxay kula shireen Magaalada Rotterdam meesha ciwaankeedu yahay Engele Grandcafe( Staionsplein 45).
Jaaliyada Somalida Ogadenya ee Holland oo doonaysa inay cadawga tusaan in goob walba oy moodaan in ay ayaga gaar u tahay lala joogo, dagaalkanaguna uusan ahayen mid ka socda gudaha Ogaadeenya oo kali ah, ayaa fashiliyay isku daygan cadawga naf lacaariga ah ay ku doonayaan in kulamadan noocan oo kale ah ay ku kasbadaan jawaasiis fara badan.
Wuxuu ahaa markii labaad ee jaaliyadda Holland ay ka hortagaan isku dayga Jaajuus raadinta ah ee ka dhaca Holland, iyado midii hore uu ka dhacay magaalo layiraahdo Eindhoven, halkaas laga caydhiyay in badan oo hunguri xumo ama wacyi gaabni ay waday, waxaana ku soo hadhay goobta maalintaa hore 6 ruux oy 3 kamid ah ahaayeen kuwii wax qaban qaabin hayay.
Qorshaha wuxuu ahaa in kooxdaa dhabarka laga soo taabtay un ay goobta xaadiraan ahasa ahaatee waxaa isa soo taagay madsha 7ba ka mid ah xubnaha jaaliyadda Holland oo rag iyo dumarba leh oo kula kulmay qaar ka mid ahaa mucaaradkii xorta ahaa oo ayaguna halkaas yimid.
wuxuu yidhi xubinka na soo siiyay warbixinta; “Waxaanu ahayen dad xor ah oo ku faanaya joogitaankooda iyo hadalkooda intaba, laakiin 3 dii Dabaqoodhi ee halkaas fadhiyay waxay ku jireen ciqaab iyo cidhiidhi.”
Waxaa u suurta galiwaayay safaaradii cadawga in ay kulan koodii furtaan wakhtigii ay ku balansanaayeen, iyagoo bilaabey habar wacasho iyo polis raadin, maadaama ay ku dhex arkeen goobta aan ahayn intii ay isku halaynayeen ee saminaarka iyo awaamirtooda ay siin lahaayeen.
Booliskii oo goobta yimid ayaa inkabadan 1 saac iyo dhawr iyo labaatan daqiiqo ay ku hortaagnayeen albaabka xubnihii jaaliyadda oo uga warbixiyay Booliska in dadka halkan ku qaabinaya shirka ay yihiin mujrimiin dadka dhiigooda caba.
Wuxuu noogu sheegay warbixinta xubinka noo soo gudbiyay inay hadafkii ay ka lahaayeen ka gaareen oo ahaa buu yidhi;
1. In aan Safiirka Wayaanaha dareensiino iyo intii halkaas joogtayba in uusan safiir u ahayen wadan ee uu safiir u yahay xukun dhiigyacab ah, kana mid ah kuwa maalin walba mid laga takhalusayo eey safiiradiisii inta goori goortahay gacmaha taagayaan.
2. In dhamaanba jawaasiistii iyo dabaqoodhiyadii halkaas fadhiyay uu cir iyo dhulba ku yaraaday.
3. In aan dhamaanba qowmiyadaha mucaarad ka ku ah taliska dhiigyacabka ah aan si wda jir ah isugu xidhnaano.
Kooxda loogu yeedhay shirka ee la doonayay in la qoro jawaasiis ka soo xogwarama jaaliyadda Holland ayaa waxay kala yihiin;
1. Maxamed Kabare Shiil,
2. Bashiir Maxamed Khaliif
3. Axmed Feenlo.
ONA.
The colonisers, who want to find spies and conscienceless opportunists among the diaspora communities, keep calling secret meetings for a selected group. The Woyane embassy in Brussels, which summoned a group from Holland that it wanted to put to work, held a meeting with them in the city of Rotterdam at a venue whose address is Engele Grandcafe( Staionsplein 45).
The Somali Ogadenia community in Holland, wanting to show the enemy that it is present in every place the enemy thinks belongs to it alone, and that our struggle is not one taking place only inside Ogadenia, foiled this attempt by the heartless enemy, who wants to use meetings of this kind to win over many spies.
This was the second time that the Holland community has confronted an attempt to recruit spies in Holland, the earlier one having taken place in a city called Eindhoven, where many people driven by greed or lack of awareness were driven away, and on that earlier day only 6 people remained at the venue, 3 of whom were among those organising the event.
The plan was for only the group that had been secretly approached to attend the venue; however, 7 members of the Holland community, men and women alike, showed up at the meeting and met there with some of the free opposition members who had also come.
The member who gave us the report said: "We were free people proud of both our presence and our words, but the 3 traitors sitting there were in torment and distress."
The enemy embassy was unable to open its meeting at the time it had scheduled, and began calling for help and seeking the police, since it saw at the venue people other than those it was relying on, to whom it would have given the seminar and its orders.
The police who arrived at the venue stood at the door for more than 1 hour and twenty-some minutes with the community members, who informed the police that the people organising the meeting here were criminals who drink people's blood.
The member who passed the report to us told us that they had achieved the goal they had set, which, he said, was:
1. To make the Woyane ambassador, and everyone present there, realise that he is not an ambassador of a country but an ambassador of a bloodthirsty regime, and that he is one of those whose ambassadors raise their hands [in defection] from time to time, with one of them being disposed of every day.
2. To make the earth and sky close in on all the spies and traitors sitting there.
3. That all the nationalities in opposition to the bloodthirsty regime should stand united together.
The group called to the meeting, who were to be recruited as spies to gather information on the Holland community, are as follows:
1. Maxamed Kabare Shiil,
2. Bashiir Maxamed Khaliif
3. Axmed Feenlo.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

