Opens in a new tab

War—Bixin ay Soo Saartay Waaxda Xuquuqda Aadamaha ee Amnesty ayaa lagu Sheegay Dagaanka Oromiya Inay ka Dhacayaan Xadgudubyo Iskugu Jira …

ONA7 March 2026
Read in English

War—bixin ay soo saartay waaxda Xuquuqda Aadamaha ee Amnesty ayaa lagu sheegay Dagaanka Oromiya inay ka dhacayaan xadgudubyo iskugu jira kufsi iyo dilka haweenka tasoo lagu bayaamiyay inay gaysanayaan Ciidamada Itobiya ayagoo haweenka Oromiyana ay marar badan la kulmayaan kufsiyo .

Warbixinta ayaana sidoo kale lagu tilmaamay in xaaladani ay tahay mid murug ah oo aan cidna kula xisaabtamin askarta gaysanaysa kufsiga, kasoo marar badana isku rogaya dil iyo in haweenku ay miciin bidaan ka cararka tuulooyinka Oromiya ,tan iyo 2019 ayaa lagu sheegay in waxa ka dhacaya Itobiya uu noqday xaalad fara ka bax iyo isla xisaabtan la aan baahsan .

Ogaden News Agency ONA

La wadaag