Waxaa maanta ka dhacay London Mudaaraad taariikhda galay. Waxaa uu bilowday 1:00 duhurkii saacadda London. Ayadoo ay jaaliyadaka Somalida Ogadenia oo ka kala yimid Dalka UK(ingiriiska dacaladiisa). Waxaa ka soo qayb galay in ka badan shan jaaliyadood. Waxaa kaloo soo xoojiyay Jaaliyadda Somalida ee UK. Waxaa markii dambe Kusoo biiray Jaaliyadda Amxaarada iyo dhallinyaro ka socotay Jaaliyaddaha Oromada iyo Sidaamada.
Mudaaharaadku wuxuu ka bilowday Jaamacadda loo Yaqaano Imperial College oo Caasumadda London Bartamaheeda ku taala. Waxaa hal mar sawaxanku is qabsaday daaraddii Jaamacadda. Xaarwayaane – Xaar wayaane iyo Meles Ha dhaco – oo lagu jiibinayay afaf kala duwan ayay banaanbaxayaashu ku dhawaaqayeen. Waxay booliskii ku haggoogteen qaar si aad xishoodarro uga muuqato u xaluulanayay hoolkii ay shiirka ku qabanayeen doofaaradii dadkooda iyo dalkooda ka dooraty gumaysi luflufkiisa.
In yar ka dib halgamayaashii mudaaharaadayay waxay go’aansadeen inay adeegayaasha gumaystaha hoolka shirka ugu galaan. Waxay jabsadeen xayndaabkii booliska, waxayna isku shubeen Hoolkii shirka. Waxaa si hal haleel ah loola cararay saalo wayane oo lagu qariyay kushiinkii Jaamacadda, markaas ayaa doofaaradii u soo shiranaya ay orod kaga baxeen shirkii, ayagoo u cararay xaggii safaaradda Itoobiya oo iyadu wax yar u jirtay. Booliskii ayaa ka daba geeyay wafdi ku sheegii.
Halyeeyadii dhaliyarada ayaa daba dhigay oo ku eryaday dabaqoodhigii waddaddi safaaradda, ilaa albaabkii safaaradda la isku qabsaday. Waxaa soo gurmaday booliskii oo halkaas ku joojiyay halgamayaashii.
In yar ka dib waxaa ka daba tagay dadkii mudaaharaadyay oo safaaraddii dhinac walba ka xidhay. Waxaa aagaas la keenay boolis tiradii ugu badnayd intii Jaaliyadehenu mudaaharaadayeen. Waxay noqotay in dadkii gadooday lagu maslaxo, inay aagooda xajistaan oo aan dib loo celin hase yeeshee, bolisku u galbiyo wayaane doofaaradii dacalada ka soo dhuutaalaynayay.
Wuxuu safiirkii iyo shaqalihiisii ku baryootameen ha la dhaafiyo wadaada oo swaxanka socda shir kuma qabsan karno, hase yeeshee booliskii uma garaabin. Taas waxay keentay in shirkii uu fashil labaad ku yimaado oo gudaha ay ku oodnaadaan ilaa 7:00 badii fiidnimo.
Waxay soo dareereer ayadoo wejigooda fool xumada , madowga iyo najaasada ka muuqata aan qoraal lagu cabiri karin.
Waxaa laga soo sheegay in shirku ku socday Af amxaari qudha oo aanan la tarjumin halkaasoo doofaradii Somalida u badnaa aanay hal erayna ka garan waxaa ergada Wayaanuhu ku dhurayeen.
Ayadoo loo bahan yahay in maqaalo badan laga qoro mudaaradkan waxaa manta soo baxay awoodda shacabku ay leeyihiin , ayadoo laba gooboodba laga qixiayay wayaane iyo saalo wayaano oo lagu kalifay inay magan u ahaadaan Boolsika ingiriiska. Waxaa xusid mudan in mudaaharka sidan u dhacay boqolkii 30 ay ahaayeen caruur dadoodu u dhaxayso 5 jir ilaa 12 jir. Waxaa kaloo iyadana xusid mudan in dareenku isku meel ka taagnaa shuucuubta Itoobiyo iyo Somalida Ogadenia oo goostay in Meles iyo xaar- walwaaladiisa la isdhaafiyo. Waxaa kalo iyadana xusid mudnaa in dhammaan si xun u socodkii dadkeena ku dhex dhuuman jiray ay muraayaddu si cad maanta u qabatay, taariikhda iyo Shacabka Somalida Ogadeniyana aanay cafin doonin.
A historic demonstration took place in London today. It began at 1:00 in the afternoon, London time. The Somali Ogadenia communities came from across the UK (all corners of Britain). More than five communities took part. The Somali community in the UK also reinforced them. Later, the Amhara community and youth from the Oromo and Sidama communities joined in.
The demonstration began at the university known as Imperial College, located in the centre of the capital, London. All at once the noise filled the university building. "Xaarwayaane - Xaar wayaane" and "Down with Meles" were the slogans the demonstrators chanted in various languages. They surrounded the police, some of whom, with obvious shamelessness, were sneaking into the hall where the swine who had chosen the colonizer's leftovers over their people and their country were holding their meeting.
Shortly afterwards, the struggling demonstrators decided to go into the meeting hall to confront the colonizer's servants. They broke through the police cordon and poured into the meeting hall. The Woyane remnants, who had been hidden in the university kitchen, were hurriedly whisked away, and then the swine who had gathered for them ran out of the meeting, fleeing towards the Ethiopian embassy, which was a short distance away. The police escorted the so-called delegation behind them.
The heroic youth pursued them and chased them along the pavement of the embassy street, all the way to the embassy door, where they clashed. The police rushed in and stopped the activists there.
Shortly afterwards, the demonstrators followed and blockaded the embassy from every side. The largest number of police seen during the whole time the communities were demonstrating was brought to the area. It ended with the protesters being persuaded to hold their ground without being pushed back, while the police escorted out the Woyane swine who had been sneaking around the edges.
The ambassador and his staff begged for the road to be cleared, saying they could not hold a meeting amid the ongoing noise, but the police did not heed them. This caused the meeting to fail a second time, and they were penned inside until 7:00 in the evening.
They trickled out, with an ugliness, darkness and filth showing on their faces that cannot be described in writing.
It was reported that the meeting was conducted in Amharic only, without translation, so that the swine, who were mostly Somali, did not understand a single word of what the Woyane delegates were spewing.
While many articles need to be written about this demonstration, what emerged today was the power the people hold, as the Woyane and the Woyane remnants were chased out of two venues and forced to take refuge with the British police. It is worth noting that 30 percent of those at the demonstration were children aged between 5 and 12. It is also worth noting that the peoples of Ethiopia and the Somalis of Ogadenia stood united in sentiment, having resolved to do away with Meles and his rabble. It is likewise worth noting that all the wrongdoing that used to hide among our people was clearly caught in the mirror today, and history and the Somali people of Ogadenia will not forgive it.



AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
