
Wargeysyada caalamku gaar ahaan kuwa ka soo baxa dalka Ingriiska ayaa aad uga wax uga qorey filimkii ay BBC-du ka soo diyaarisay deeqda lasiiyo dadka Ethiopia iyo sida ay xukuumadda KT Meles Zinawi u maamusho deeqdaas iyaga oo u adeegsada hub ahaan ay kula dagalaan shacabka masaakinta ah een isdifaaci karin. hadaba arintan oo caalamka oo dhan hadalhayo ayaa si gaar ahaaneyd u soo qaadaneyna wargeysyada kaso baxa wadanka UK kuwa ugu waaweyn sida ay u arkeen uguna gudbiyeen shacabka Ingiriiska.
Wargeysyada Wadanka UK oo ay ugu horeeyaan The Guardian, Telegraph iyo Daily mail ayaa waxa ay aad uga faaloonayaan Deeqaha Dowlada Ethiopia uga yimaada Wadamada Deeqda bixiya iyaga oo daba socda warbixintii waafiga aheyd ee BBC Newsnight lagu soo bandhigay.
Wargeyska Guaridan ayaa cadadkiisii shalayto (5/7/2011) kusoo saarey faalo dheer oo uu uga waramayo baadhitaanka ay wada jirka u sameyeen “BBC News night” iyo “Bereaue of investigative Journalism”. wargeyska ayaa waxa uu qoray in labada shirkadood ay siwada jir ah ugu heshiiyeen jaamacada London City Universal iyaga oo ku heshiiyay inay si qarsoodi ah ku tagaan wadanka Ethiopia islamarkaasna ay soo duubaan dadka lagu dhibbaateeyo lacagaha deeqda Macaawimada lasiiyo Ethiopia. Suxifiyiinta ayaa u dhoofay Caasimada Addis ababa iyo Gobolo kale oo ka tirsan Ethiopia iyaga oo iska dhigaya dad dalxiisaya. Mudadii ay ku sugnaayeen ethiopia waxa ay si qarsoodi ah u soo wareysteen Beeralay iyaga oo beeralaydu ay u sheegeen inaysan heysan waxii la beeri lahaa iyo waxyaalaha beerta loo isticmaalo ee bacarminta (fertilizers). Waxa kale oo ay la kulmeen oo ay soo xaqiijiyeen in dadka la jidh dilo iyada oo lagu aaneynayo fikrada ay aminsanyihiin ama xisbiga siyaasiga ah (mucaaradka) ay ka tirsanyihiin awgeed. Waxaana ay la kulmeen dad la ciqaabay oo geed laga soo laaladiyay si foorar ah, islamarkaasna biyo loogaliyay luqunta si loogu ciqaabo iyada oo koronto lagu dhajinayo jidhkooda waxaa kale oo ay la kulmeen dad laga saaray xiniinta iyo jaaliyado dhan oo loo diiday cunnadi gaajona lagu xakameeyay.
Waxa kale oo wargeysku ka waramay dadka kasoo jeeda Somalida Ogadeniya ee ay bbc news night kula kulmeen xeryaha qaxootiga kenya, iyaga oo Dhadhaab ku wareystay haween badan oo lasoo jidh dilay loona geystay kufsi. Waxa si qotto dheer wargeysku u qoray Ayeeyo 4 ilmood heysa oo ka warantay sida loogu hordilay wiilkeda dabadeetana ay iyada jeel ay ugu qaffaalleen mudoo hal sano iyo badh ah iyada oo waxba galabsan halkaasna ay si isdaba joog ah ay ugu kufsadeen. Waxaa kale oo wargeysku qoray gabadh kale oo ku sugan xeryaha qaxootiga oo iyana ciidamada Ethiopia ay caloosha kaga tunteen iyada oo leh 8 billood oo uur ah, halkaasna uu ilmahi uga soo dhacay,
wargeyska Guaridan oo sheekoyinkan ka hadlaya ayaa waxa kale oo uu soo qaatay warbixinta Haayada Xuquuql insaanka ee human Rights Watch oo hada ka hor ku eedaysay Dowlada Ethiopia inay u adeegsato lacagaha deeqda ah ee wadamada ree galbeedka uga yimaado inay u adeegsato danaheeda khaaska ah iyada oo ku ciqaabta dhamaanba dadka ka soo horjeeda dowlada. Waxa ay ilmaha ciyaalo iskoolka, iyo shaqalaha dowladaba ay siisa lacagahaas si ay u qaataan mabda’a TPLF cidii kasoo horjeedsadana waa ay ku ciqaabta.
Wargeyska ayaa waxa uu sheegay in wadamada deeqda bixiya ay Dowlada Ethiopia siiyeen sanadkii 2009 lacag gaareysa 3.9 billion oo dollar lacagtaas oo sanad kasta la siiyo. wadama sida aadka ah ugu jajabn dowlada ethiopia waxaa kamid ah dowlada Mareykanka, Ingiriiska iyo Germanka. Dowlada Ingiriiska oo deeq gaareysa siisay 214 Million oo Pound sanadkii 2009 islamarkaasna u balan qaaday Inay sii kordhin doonto deeqda ay siiso Ethioia ayaa waxa ka hadlay Wasiirka deeqaha u qaabilsan wadanka Ingiriiska Stephen O’Brian waxuuna sheegay lacagta deeqda ah ee wadanka Ingiriisku siiyo Ethiuopia inay caawiso dad gaaraya 30 million oo Itobiyaan ah. Waxaan balan qaadayna in baadhitaan cad lasameyn doono islamarkaasna aan xaqiijin doono in canshuur bixiyaasha UK lacagtoodu gaadhi doonto meeshi iyo cidii loogu talo galay.
Wargeyska Daily Mail ayaa isna cadadkiisa shalayto kaga warbixiyay sida Dowlada Etiopia ulunsato lacagta deeqda ah ee dadka shaqeeya UK looga soo jaro ama dawarsado. Waxa wargeysku aad uga hadlay lacagta sida bilaashka ah lagu siiyo dowlada Etiopia ee lagu daba galin. Dowlada Ethiopia ee Raisal wasaaraha ka yahay Melez Zenawi waxa uu ka xanibay daabiyado dhan cunnadii deeqda aheyd ee boqolaalka million wadamada deeqda bixiyaa ku deeqaan, wadankan UK ayaa kamid ah wadamada ku bixiya 290 million sanadkasta in lagu quudiyo dadkaas ay dowlada Ethiopia ka cunaqabateysay cunnada deeqda ah. Dowlada Ingiriiska sidaas oo ay tahay waxa ay kor usii qaaday deeqdii lasiinayay dowlada ethiopia 24 kororsi ayay dalacday iyada oo taasna kusii dartay in 290kii million ay horey usiin jirtay ethiopia ku kordhisay lacag kale oo lagu magacaabo gargaarka dag daga ah oo qiimihiisu yahay 48 million.
Wargeyska Telegraph oo isna si kulul u qoray caawimada lasiiyo Ethiopia iyo sida loo isticmaalo ayaa soo bandhigay warbixino si qarsoodi ah uga soo baxay European Uninonka. wargeyska ayaa soo bandhigay E-mailo ay 60 safiir oo ka tirsan wadamada ree Europe oo fadhigoodu yahay caasimada Adis Ababa ee Ethiopia usoo direen midwoga Europe. Emailadaas ayaa kawaramayay in lacagta deeqda ah ay dolwada ethiopia si qaldan u maamusho. Wargeyska ayaa sheegay in dhamaan warbixinadaas ay indhaha ka daboosheen wadamada ree Galbeedku islamarkaasna ay ku abaal mariyeen dowlada Ethiopia in loo sii kordhiyo deeqda lasiinayo.
Wargeyska ayaa waxa uu baadhitaan ku soo saaray in wadamada ree galbkeedu khaastaan Midowga Europe sida ay uga gaabsadeen inay canbaareeyaan gabood fallada ay dowlada Ethiopia u gaysato shacabka Ethiopia iyaga oo ku doorsaday inaysan canbaareyn doorashadii 2005 ka dhacday Ethiopia iyaga ku badashay in isbadalka Cimilida uu Meles zenawi Afrika ugu matalo si Codka taagerada Europe uga hesho Africa shirkii 2009 ee cimilada Adduunka.
Emailada soo fakaday ee wargeysku soo saaray ayaa Safiirada ree Europe ee kusugan Addis Ababa waxay u soo direen Xarunta Brussel. Waxaana ku qorna in dowlada Ethiopia si joogta ah maalin kasta ay ugu xad gudubto waxyaalaha aasaaska u ah xuquuqda Aadamaha sidaas darteedna midowga Europe uu jawaab dag dag ag oo adag ugu jawaabo Ethiopia si looga hortago.
Anna Gomez oo ah xubin Baarlaamka EU, islamarkaasna aheyd gudoomiyaha Kormeerka dooroshadi 2005 Ethiopia ayaa ku eedeysay Wadamada Europe, inay dowlada Ethiopia ku taageeraan gabood fallada ay geystaan iyaga oo lacag ku harqiya sida dhibicda roobka oo kale. Anna Gomes ayaa waxa ay tiri waxa ka danbeeya in Ethiopia aan ladaba galin wadamada Europe oo dhan si gaar ahaaneyd Ingiriiska iyo Germanka kuwaas oo ka hortaagan Brussel inay talaabo ka qaado Ethiopia islamarkaasna raba in ganacsigoodi sidii hore ugu socdo waayo ayay tiri dano gaar ahaaneyd ayay ku qabaan dowlada Ethiopia.
Afahayeen u qaabilsan Midowga Europe xidhiidhka diplomacyga oo jawaab bixinaya ayaa waxa uu yiri, ilaalinta xuquuqda aadamaha waa qodobka ugu horreeya ee mudnaanta u leh midowga Europe een aan cidkasta kalaxaajoono ee ka baxsan midowga Europe, dowlada ethiopiana waxa ay soo hoos galaysa wada xaajoodkaas markasta waan u soo bandhigna kalana hadalna arrimaha xuquuqul insaanka.
Sidoo kale Dowlada Ingiriiska ayaa jawaab kasoo saartay eedeymaha caddeynta leh ee lagu soo bandhigay filimka 12 daqiiqo soconaya ee laga soo duubay gudaha Ethiopia sida qarsoon. Waxayna dowlada ingiriisku sheegtay inay si taxadar leh u qaadanayaan wax kasta oo eedeyn ah oo ku aadan mucaawamada lasiiyo Ethiopia islamarkaasna si dhaqso leh talaabo ku habboon ay u qaadan doonaan.
Warbixintan ay soo saartay BBC news night ayaa waxa uu kusoo hagaagay waqti geeska Afrika ay ka jiraan abbaari kulul oo saameyay malaayin dad ah. Sidoo kale waxa uu kusoo beegmay waqti dowlada USA iyo Ingiriisku ay ku jiraan khasaare dhinaca dhaqaalaha ah oo ay ka jarayaan mushaharadii dadkii shaqeynayay islamarkaasna ay jirto shaqo la’aan hadheysay.
ONA.
The world's newspapers, especially those published in Britain, have written extensively about the film the BBC produced on the aid given to the people of Ethiopia and how the government of Prime Minister Meles Zinawi manages that aid, using it as a weapon with which to fight a poor civilian population that cannot defend itself. This matter, which the whole world is talking about, we will now look at specifically through how the largest newspapers published in the UK saw it and conveyed it to the British public.
UK newspapers, led by The Guardian, the Telegraph and the Daily Mail, are commenting extensively on the aid that comes to the Ethiopian government from donor countries, following up on the comprehensive report broadcast on BBC Newsnight.
In its edition of yesterday (5/7/2011), The Guardian newspaper published a long commentary describing the investigation carried out jointly by "BBC Newsnight" and the "Bureau of Investigative Journalism". The newspaper wrote that the two organisations jointly agreed with London City University to travel secretly to Ethiopia and film people who are being harmed with the aid money given to Ethiopia. The journalists travelled to the capital Addis Ababa and other regions of Ethiopia posing as tourists. During their time in Ethiopia they secretly interviewed farmers, who told them that they did not have seeds to plant or the materials used on farms for fertilising (fertilizers). They also met, and confirmed, people who had been beaten because of the beliefs they hold or the political party (opposition) they belong to. They met people who had been punished by being hung from a tree in a bent-over position and having water poured on their necks, as punishment, while electricity was applied to their bodies. They also met people whose testicles had been removed, and entire communities that had been denied food and controlled through hunger.
The newspaper also reported on Somalis from Ogadenia whom BBC Newsnight met in refugee camps in Kenya, interviewing in Dhadhaab many women who had been beaten and raped. The newspaper wrote in depth about a grandmother caring for 4 children who described how her son was killed in front of her, after which they locked her in prison for a year and a half although she had done nothing wrong, and where she was raped repeatedly. The newspaper also wrote about another woman in the refugee camps whom Ethiopian troops stamped on the stomach while she was 8 months pregnant, causing her to miscarry the baby.
The Guardian newspaper, discussing these stories, also cited the report of the human rights organisation Human Rights Watch, which previously accused the Ethiopian government of using the aid money that comes from Western countries for its own particular interests, punishing all those who oppose the government. It gives that money to schoolchildren and government employees so that they adopt the TPLF ideology, and it punishes anyone who opposes it.
The newspaper said that in 2009 donor countries gave the Ethiopian government money amounting to 3.9 billion dollars, money that is given every year. Among the countries most sympathetic to the Ethiopian government are the United States, Britain and Germany. The British government, which gave aid amounting to 214 million pounds in 2009 and has promised that it will further increase the aid it gives Ethiopia, — Britain's minister responsible for aid, Stephen O'Brian, spoke and said the aid money Britain gives Ethiopia helps about 30 million Ethiopians. "We promise that a clear investigation will be carried out, and we will ensure that UK taxpayers' money reaches the place and the people it was intended for."
The Daily Mail newspaper, in its edition of yesterday, also reported how the Ethiopian government swallows the aid money that is deducted from, or begged from, people working in the UK. The newspaper spoke at length about the money given to the Ethiopian government freely without it being followed up. The Ethiopian government, whose Prime Minister is Melez Zenawi, has blocked entire provinces from the food aid worth hundreds of millions that donor countries donate; the UK is among the countries that pay 290 million every year to feed those people whom the Ethiopian government has subjected to a food aid embargo. Despite this, the British government further increased the aid being given to the Ethiopian government, raising it by 24 increments, and in addition to the 290 million it had previously been giving Ethiopia it added another sum, called emergency assistance, worth 48 million.
The Telegraph newspaper, which also wrote heatedly about the assistance given to Ethiopia and how it is used, published reports that leaked secretly from the European Union. The newspaper published e-mails that 60 ambassadors from European countries based in the Ethiopian capital Addis Ababa sent to the European Union. Those e-mails stated that the Ethiopian government mismanages the aid money. The newspaper said that Western countries turned a blind eye to all those reports and instead rewarded the Ethiopian government by further increasing the aid being given to it.
The newspaper published an investigation into how Western countries, particularly the European Union, refrained from condemning the abuses the Ethiopian government commits against the people of Ethiopia, exchanging their failure to condemn the 2005 election held in Ethiopia for Meles Zenawi representing Africa on climate change so that Europe would get Africa's supporting vote at the 2009 world climate conference.
The leaked e-mails the newspaper published were sent by European ambassadors in Addis Ababa to headquarters in Brussel. They state that the Ethiopian government consistently, every day, violates the fundamentals of human rights, and that the European Union should therefore respond to Ethiopia with an urgent and firm response in order to stop it.
Anna Gomez, a member of the EU Parliament who was head of the 2005 Ethiopian election observation mission, accused European countries of supporting the Ethiopian government in the abuses it commits by drenching it with money like raindrops. Anna Gomes said the reason Ethiopia is not followed up is all of the European countries, particularly Britain and Germany, which are preventing Brussel from taking action against Ethiopia and want their business to continue as before, because, she said, they have special interests with the Ethiopian government.
A European Union spokesman for diplomatic relations, responding, said: "The protection of human rights is the foremost priority of the European Union in our negotiations with anyone outside the European Union, and the Ethiopian government falls under those negotiations; we always raise and discuss human rights issues with it."
Likewise, the British government issued a response to the evidence-backed accusations presented in the 12-minute film secretly recorded inside Ethiopia. The British government said that it takes seriously any accusation concerning the assistance given to Ethiopia and will quickly take appropriate action.
This report produced by BBC Newsnight came at a time when the Horn of Africa is experiencing a severe drought that has affected millions of people. It also coincided with a time when the governments of the USA and Britain are suffering economic losses, cutting the salaries of working people, and when there is spreading unemployment.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
