Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid Xubnaha Faraca Daryeel ee ka howl gala Dagmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose ee dalka Somalia.
Kulanka oo ahaa mid abaabul iyo kala warqaadasho ayaa si qoto dheer loogaga hadlay Marxalada lagu jiro.
Sidoo kale Xubnaha ayaa ku balamay in ay laba jibaaraan shaqada ay umada u hayaan.
ONA.


Members of the Daryeel Branch operating in Dhoobley District of the Jubbada Hoose region of Somalia came together for their regular meeting.
The meeting, which focused on mobilisation and exchanging information, held in-depth discussions on the current phase.
The members also pledged to redouble the work they are doing for the nation.
ONA.


AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

