Al Jazeera ayaa soo bandhigtay dhibatada uu males zenawi ku hayo ee cabudhinta shacabka Ethiopia. halkan hoose waxa aan idiinku soo gudbinayna laba filim.
Midka hore waxa uu ka hadlaya Aljazeera oo wareysi la yeelatay siyasiyiin iyo suxufiyiin Ethopian ah oo kawaramaya dhibatada uu Zenawi ku hayo dadka Ethiopia. Dhibkaas oo isugu jira mid saxafadeed iyo mid cadaadis kaleba leh. Barnaamijkan ayaa looga hadlay kaligii talinimada Males Zenawi iyo maxkamadaha uu u sameystay in dadka lagu xukumo.
“Qofku waxa uu moodi markii la yiraahdo maxkamad ayaa lagu saari in meesha cadaalad ka jirto, Iyada oo wax caddeyn ah lagugu heyn ayuunka kiis lagugu soo oogi dabadeeto waxa uu xaakimku dhaho uunba lagugu xukumi dood iyo su’alo iyo caddeymo midna iyada oo laguu raadin.”
Arrintan ayaa ah mid aad loola dhakafaray, Wadanka Ethiopia ayaa waxa maxkamada sare ay soo saaratay wax la yiraahdo in qofka lagu xukumo innuu yahay argagaxiso.
qofka hadiiba lagu eedeyo innuu kasoo horjeedo males Zenawi waa danbiile waana argagaxiso cadeymo iyo baadhitaan uma uu baahna. Barnaamijkan hoose ka daawo Aljazeera oo faaqidaad ka bixinaysa arrimo la xidhiidha. Sidoo kale Filimka hoose daawo:
ETHIOPIAN KONY; MELES ZENAWI!
XUKUNKA ZENAWI:
Filimkan sare ayaa waxa uu ka xogwaramaya mudadii uu heystay kaligi taliye Zenawi iyo dhibatada uu u geystay shacabka uu gumeysto. Waxa filimkan ka muuqda shacabka Ogadeniya oo uu xasuuqay, iyo dilal iyo barokicin badan uu ka geystay dhulka sare ee Ethiopia. Waxana shacabka Ethiopia ay bilaabeen kacdoon ay kaga soo horjeedaan kaligi taliye Zenawi. Iyaga oo aalad kasta oo ay ku ridi karaan Zenawi isku dayaya.
Filimkan kore ayaa waxa uu daba socda Olole ay bilaabeen jaaliyadaha Somalida Ogadeniya oo loogumagac daray Zenawi waa Kony kale, waana in maxkamad la horgeeyo. Shacabka Ethiopia waxa ay hadiyo jeer tusaale kasoo qaataan halganka Ogadeniya, waxayna bilaabeen mid siyasadeed iyo mid hubeysan oo ishuwan si ay isaga caabiyaan kaligi Taliye Zenawi oo kasoo jeeda qowmiyada ugu tiro yar islamarkaasna xooga ku heysata wadan ay 80 million ku noolyihiin dad ka badan.
Marka la qiimeyo kacdoonka shacabka Ethiopia waxa lagu qiyasaya in Ethiopia burburkeedi bilowday muddo yar oo ka yar 10 sannona aan Ethiopiada hada jirta aysan jiri doonin.
Ninkii awood iyo tabar isbida uu usoo hadhi doono, Zenawina lahorkeeni doono maxkamadaha Caalamiga ah. Balse eega waxa aad la isuweydinaya cuduro xun oo lashegay in laga helay Zenawi innuusan gaadhi doonin oo laga yaabo in uu u dhinto xanuunkan. Balse Qadarta Ilaahay ayaa haya Haduu noladona waxa uu noqon doona nin lamaxkamadeyo haduu dhintana akhira ayaa hortaagan oo uusan ku fakaneyn.
Shacabka Ogadeniya ayaa waxay ku guuleysteen in kacdoonkoodu abaabulo shacka Ethiopia. Sida filimkan ka muuqata waxa aad ku arkaysan meelo badan ay ku mujinayaan dhibatada Ogadeniya ka jirta iyo sida shacabka Ogadeniya u galgamayo iyaga oo soo saaray haween qoryo watta oo u taagan kacdoonka dhulkooda lagu xoreynayo.
ONA
Al Jazeera has presented the suffering that Meles Zenawi is inflicting through the repression of the people of Ethiopia. Below we bring you two films.
The first one is about Al Jazeera interviewing Ethiopian politicians and journalists who speak about the suffering that Zenawi is inflicting on the people of Ethiopia. This suffering includes both press-related repression and other forms of pressure. This programme discussed the dictatorship of Meles Zenawi and the courts he has set up to sentence people.
"When it is said that a person will be brought before a court, one would think that there is justice there. Without any evidence against you, a case is simply brought against you, and then you are sentenced to whatever the judge says, without any debate, questions or evidence being sought."
This matter has caused great shock. In Ethiopia, the supreme court has issued something stating that a person being sentenced is a terrorist.
A terrorist is anyone who is accused of opposing the regime of Meles Zenawi.
If a person is accused of opposing Meles Zenawi, they are a criminal and a terrorist, and no evidence or investigation is needed. Watch the programme below, in which Al Jazeera provides analysis of related issues. Also watch the film below:
ETHIOPIAN KONY; MELES ZENAWI!
ZENAWI'S RULE:
The film above gives an account of the period during which the dictator Zenawi has held power and the suffering he has caused the people he colonises. The film shows the people of Ogadenia whom he massacred, and the many killings and displacements he carried out in the highlands of Ethiopia. The people of Ethiopia have begun an uprising against the dictator Zenawi, trying every means by which they can bring Zenawi down.
The film above follows a campaign launched by the Somali communities of Ogadenia, named "Zenawi Is Another Kony, and He Must Be Brought to Court." The people of Ethiopia always take the struggle of Ogadenia as an example, and they have begun a struggle that is both political and armed in order to resist the dictator Zenawi, who comes from the smallest ethnic group and at the same time holds by force a country in which more than 80 million people live.
When the uprising of the people of Ethiopia is assessed, it is estimated that the collapse of Ethiopia has begun, and that within a short period of less than 10 years the Ethiopia that exists now will no longer exist.
The one who claims power and strength will be left on his own, and Zenawi will be brought before international courts. However, look: there is much speculation about a serious illness that Zenawi is said to have, that he may not make it and may die of this illness. But it is in the hands of God's decree. If he lives, he will become a man who is put on trial, and if he dies, the hereafter awaits him, from which he cannot escape.
The people of Ogadenia have succeeded in having their uprising mobilise the people of Ethiopia. As this film shows, you will see in many places how they are displaying the suffering taking place in Ogadenia and how the people of Ogadenia are fighting, having brought out women carrying guns who stand for the uprising through which their land is being liberated.
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.