Opens in a new tab

Ogeysiis

ONACaalamka, Ogeysiis
Caalamka · Ogeysiis

Ogaysiis – Jaaliyadda San Diego Ha-moogaanina ..

Waxaa lagu qaban doona 7da Bisha soo socota ee September Xaflad balaadhan oo lagu xusayo 30Guurada…
25 August 2014
Dhaqaalaha & Kheyraadka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis – Weydii Sh. Naadir Su’Aalaha ku Saabsan Halganka/Jihaadka ka Socda Ogadenya

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada muslimiinta ah inay ka faa-iidaystaan muxaadra qaali ahoo Fadiilatu. Sh. Maxamed…
22 August 2014
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Jaaliyadda JOKA – Xaflad Balaadhan oo Loogu Dabaadagayo 30-Guurada JWXO

Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahan Gobolka Guateng iyo nawaaxigiisa la ogaysiinayaa…
13 August 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: Sanad Guuro Wacan iyo Xaflada London 16/08/2014 Hamoogaanin.

Kasoo Qeybgal wanaagsan Sanad guurada 30aad oo lagu qaban doono Magaalada London. Waxaa isugu imaan doona…
12 August 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiiska Ciida iyo London: Ealing Common Park kula Ciid Jaaliyada Ogaden oo Caawi Agoonta

Ururka OYSU iyo Jaliyada Ogaden ee London ayaa soo qaban qaabiyay barnaamij ciida loogu tala galay…
26 July 2014
ONACaalamka, Ogeysiis
Caalamka · Ogeysiis

Maamulka Kwazulu Natal ee JOKA oo Shirkoodii kaga Arinsaday Banaanbaxa Maanta ka Dhici Doona Koonfur Afrika

Maamulka Faraca Kwazulu Natal ee fadhigiisu yahay magaalada Durban ee wadanka Koonfur Afrika Kana mid ah…
24 June 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis – Banaanbax Loogu Baaqayo Inay Kasoo Qayb-galaan Jaaliyadda Somalida iyo Oromiya

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada Soomaaliyeed iyo mida Oromiya ee wadanka Koonfur Afrika  in uu dhacayo…
23 June 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis- Caawa iyo Cawayska Minneapolis- OYSU oo Riwayad Aad Uxiisa Badan ka Dhigaysa Minneapolis

Dhamaanba waxaa la Ogaysiinayaa Dadka Kunool Gobolka Minnesota in Caawa oo Sabtida ah 21 Jun 2014,…
21 June 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Jimcada 13 JUNE Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsiga oo ka Dhici Doona London ExCel Summit

Jaaliyada Ogadeniya ee London oo ka qeyb qaadatay sida looga hortagi lahaa loona ciqaabi lahaa wadamada…
11 June 2014
ONAOgadeniya, Ogeysiis
Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis: Barnaamijka Aragtida Halgamaaga ee ONA

Daawadayaasha iyo aqristayaasha ONA ee ku taxnaa barnaamijka Aragitida halagamaaga waxaan la socodsiinaynaa Barnaamijkan oo Maalinta…
11 June 2014
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Muhiim ah..Jaaliyada JOKA

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya Ee Koonfur Afrika. Gaar ahaan Xubnaha Xarunta Ee Gobolka…
23 May 2014
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Muhiim ah – Shirkii Jaaliyada JOKA

Waxaa dhamaan xubnaha Somalida Ogaadeenia ee katirsan xarunta  jaaliyada  koonfur afrika  (JOKA) la ogaysiinhayaa in Uu…
20 April 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis – Xubnaha Faraca Uitenhage oo Loogu Baaqayo Shirka 25ka Dhici Doona

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Koonfur Afrika gaar ahaan xubnaha faraca Uitenhage in…
9 April 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda S.Ogadenya ee Pacific

Waxaa magaaada Perth lagu qaban doonaa Shirqweynihii Jaaliyadaha Somalida Ogadenya ee dawladaha Pacific-ga. Sidaa daraadeed waxaa…
26 March 2014
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis – Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya oo lagu Qaban Doono Helsinki

Waxaa Lala socodsiinayaa jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee ku nool Finland inay ka soo qaybgalaan munaasabadda lau…
22 March 2014
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis UK; Shirweyne Xuquuqul Insaanka Ogadeniya, Oromiya, Sidama, Gambela iyo Ethiopia Looga Hadlayo Sabti 15/03/2014

Jaaliyada Ogadeniya ee UK oo ay iskaashanayaan Qowmiyadaha Oromada, gambela, Sidama iyo Qowmiyadaha kale ee Ethiopia…
13 March 2014