Ogeysiis
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
OGAYSIIS MUHIIM AH – Shirweynihii Jaaliyadaha S.Ogadenya
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan gobolka Gauteng iyo…
5 October 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Shirweynihii Jaaliyada Switzerland oo Dhacaya 28.09.2013
Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee Switzerland in ay ka…
21 September 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis Shirweynaha 19aad ee Jaaliyadaha Adduunka Ogadeniya oo ka Dhacaya South Afrika 10/10/2013
Waxaa la ogeysiinaya dhamaan jaaliyadaha Ogadeniya iyo shacabweynaha Ogadeniya dibad iyo gudeba, innuu dhici doono shirweynihii…
10 September 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Perth Australia- Sanad Guurada JWXO 01 September 2013
Ha moogaanina Xafladan oo ah bandhig aad u weyn.
21 August 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
U.K- OGEYSIIS: Xuska Sanadguurada 29aad oo ka Dhacaysa Axada Manchester, England
Waxaa la ogeysiinaya Dhamaan Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee wadanka UK, in kulan balaadhan oo lagu xusayo…
19 August 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Xaflada Sanadguurada Aasaaska ONLF oo ka Dhacaysa Sweden 24/08/2012
Jaaliyada S/Ogadenia & Ururka OYSU, Sweden waxay Ogaysiinayaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed & Kuwa Soomaalida Ogadenia ee…
13 August 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis Jaaliyada Norwey, Sanad Guurada 29aad ee Jabhada ONLF
WAA BAA INOO BARYEY: SANAD-GUURADA 29aad ee JABHADDA ONLF. Goorta: Sabti 17 August 2013, Saacada…
13 August 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Sanad Guurada JWXO iyo Jaaliyada Ogadeniya ee UK
Waxaa la ogeysiinaya dhamaan shacabweynaha Ogadeniya ee ku sugan wadanka UK inay kasoo qeyb galaan xaflada…
13 August 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis Kasooqeybgal Wanaagsan Munaasabada Ramadaan ee Ururka OYSU UK
Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya ayaa Munaasabada Ramadaanta isugu imaan doona maalinimada Sabtida ah 3…
2 August 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: OYSU Greater Manchester oo Qabanaysa Xaflad Hiddo iyo Dhaqan
Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulsha weynta Somaliyeed ee ku nool wadanka UK gaar ahaan Gobolka Greater…
26 June 2013
ONACaalamka, Ogeysiis
Ogaysiis – Xubnaha Jaaliyadda Sweden oo Loogu Baaqayo ka Soo Qaybgalka Shir Muhiim ah
Waxaa loogu baaqayaa Xubnaha Jaaliyadda Sweden inay ka soo qaybgalaan shirkan muhiimka ah oo looga arinsan…
22 June 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: “OYSU Open Day Birmingham” oo Dhacaya 22 June 2013
Ururka OYSU UK ayaa Ogeysiinaya dhalinyarada Somalida Ogadeniya ee ku nool magaalada Birmingham inay kasoo qeyb…
19 June 2013
OGEYSIIS: Bandhiga Carwada Hiddaha iyo Dhaqanka Ogadeniya OYSU Norwey
ururka OYSU Norwey oo looga bartay in sanad walba ay sameeyaan Carwo aad u weyn oo…
14 June 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis Muhiim ah oo Kusocda Jaaliyadda Soomaalida Ogadeenya ee Holland
Waxaa dhamaan shacabka Soomaalida Ogadeenya & walaalaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Holland iyo nawaaxigiisa, la…
23 May 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Shirar Kasocda South Afrika iyo Ogeysiis ku Socda Jaaliyadaha JOKA ee Koonfur Afrika
Gudida fulinta ee jaaliyada ogaadeeniya ee koonfur afrika ayaa shir ku qaatay xaafiiska JOKA shirkan oo…
23 May 2013

OGEYSIIS: Xarunta UN-ta Pretoria South Afrika Banaanbax ka Dhacaya Bari 10/05/2013
waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool wadanka koonfur Afrika in uu dhacayo mudaharaad…
9 May 2013
