Opens in a new tab

Dhacdooyin

ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis – Jaaliyadda Finland

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan xubnaha iyo hawladeennada jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalkan Finland inuu shirkii…
4 May 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Kulan Heersare ah oo Kadhacay Xafiiska Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark

Waxaa 28 April 2013, lagu qabtay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenia ay kuleedahay caasimada wadanka Denmark ee…
28 April 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

OYSU Ifo oo Qabatay Munaasabada OgadenNight iyo Guddi Odayaasha Dhaqanka ay Iska Doorteen

Shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 27/04/2013 waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay munaasabada Ogaden…
28 April 2013
English · Muuqaal · Ogeysiis

Dawlad Horumartay Dadkeedu ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

”Everything in the world now is so delicate, which is merely another way of saying that…
27 April 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka Dhalinyarada OYSU-Minneapolis oo Isu Diyaarinaya ka Qaybgalka Dhoolatuska Mayday Parade

Bisha May 5teeda ayaa socdaal dhoolatus ah oo loogu magacdaray Mayday Parade lagu qabtaa sanadwalba goobta…
23 April 2013
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Qadiyada Ogadeniya oo Looga Hadlay Munaasabadi Kulanka Turkida UK

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa maanta ka qeyb gashay Munaasabad ay soo qaban qaabisay Jaaliyada…
21 April 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Hay’adda Daryeelka Hooyooyinka iyo Dhalaanka Ogaden (OMCR) oo ka Qaybgalay Shirweynaha Haweenka Muslimiinta

Hay’adda Daryeelka Hooyooyinka iyo Dhalaanka Ogaden ee magaceeda loosoo gaabiyo OMCR (Ogaden Mother and Child Relief)…
21 April 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

OYSU iyo Jaaliyadda San Diego oo Kaqayb-galay Sannad-guuradii 2aad ee -Walk to End Genocide Los Angeles

San Diego, California: Sannadguuradii 2aad ee munaasabadda Walk to End Genocide ayaa waxaa lagu qabtay magaaladaLos Angeles maalintii axadda…
16 April 2013
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

OYSU Open Day oo ka Dhacay Wadanka UK

Ururka dhalinyarada OYSU London ayaa olole xoogan oo dhinaca abaabulka ah ka bilaabay wadanka UK. Abaabulkan…
15 April 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Norway: Xubnaha Jaaliyadda Norway oo Isugu Yimid Kulan Hawleed Muhiim ah

Oslo: Waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacay wadanka Norwey caasimadiisaOslo shirkii xubnaha Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee…
7 April 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

San Diego Union Tribune oo ka Hadlay Munaasabadda ka Qay-qaadashada OYSU Munaasabadda “Walk to End Genocide”

San Diego: (04-05-2013) Waxaa maalinta axadda ee taariikhdu tahay bisha April 7, 2013 haddii alle idmo…
6 April 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogeysiis; Taageer Ururka OYSU oo ka Qeyb Qaadanaya Orodka lagu Takoorayo Xasuuqa 7 April 2013 Minneapolis

Ururka dhalinyarada OYSU Minneapolis ee wadanka mareykanka ayaa ku jira dadaal dheer oo caalamka lagu ogeysiinayo…
2 April 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

“Ogadeniya waa Gaza” Waxaa laga Sheegay Kulankii Muslimiinta Australia

02/04/2013 Sydney, Australia Iyadoo ay maalmihii khamiista ilaa sabtida ay magaalada Melbourne ee wadanka Australia ay…
2 April 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweynihi Jaaliyadaha Pacific oo Maanta Guul Kusoo Xidhmay.

Shirkii Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee Pacifig oo socday muddo laba maalmood ah 30-31 March ayaa maanta…
1 April 2013
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Warbixinti Shirweyanaha J/Ogadaniya ee Pacific iyo Muuqalo Halkan ka Daawo

Melbourn 31/03/2013 Shirweynihii 7aad ee Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee wadamada la isku yiraahdo Pacific ayaa maanta…
31 March 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin
Caalamka · Dhacdooyin

Shirki 7aad ee Jaaliyaadka Pacificga oo Sitoos ah uga Socda Australia

War iyo sawiro hordhac ah oo naga soo gaadhay goobta uu shirka ka furmay ayaa naloogu…
31 March 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Caalamka · Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Muhiim ah oo ku Socda Jaaliyadda Johannesburg ee Koonfur Afrika

Waxaa  la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa  Gaar ahaan Xubnaha Ku sugan  Nawaaxiga …
25 March 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweynihii Jaaliyadda Yemen oo Magaalada Sanca lagu Soo Gabagabeeyay

Jaaliyadda S. Ogadenia ee dalka Yemen - Sana'a  Ayaa waxay isugu timid shir balaadhan, oo Abaabul iyo wada…
22 March 2013