Dhacdooyin
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo Dhacaya 02/March 2013 1PM
OGAAYSIS OGAAYSIS MUHIIM AH!!! WAXA DHAMAAN XUBNAHA GOBOLKA MINNEAPOLIS SIDA TWIN CITIES , ROCHESTAR, STCLOUD ,WILLMAR,…
28 February 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Nairobi – Xuska Maalinta Xasuuqa Shacabaka Ogadeniya
Maanta oo talada ah 26 FEB 2013 ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi caasimada dalka Kenya…
26 February 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Wafdi uu Hogaaminayo HAD oo ka Qaybgalay Shirweynaha 1aad ee Ururka SORTU
Wafdi uu hogaaminayo Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO ayaa lagu caasumay shirweyne lagu yagleeley SORTU oo ah…
26 February 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Ilays TV Live 23/02/2013- 20:00 PM – 22:00 PM Toos uga Qeyb Qaado Doodan Xiisaha Badan-
Waxaa la ogeysiinaya Bulshada Somalida Ogadeniya iyo Somaliweyn inay ka qeyb qaataan Dood Si toos ah…
22 February 2013

Hogaanka Warfaafinta JWXO ayaa Siminaar Siiyay N/Hurayaal Qaybaha Kala Duwan ee CWXO ka Socday
Siminaarkan oo furmay 04 Feb 2013 lana soo gaba gabeeyey 19kii Bishani Ayaa loo fidinayay arday…
22 February 2013
ONAOgadeniya, Ogeysiis, Siyaasad
Ogaysiis: Xubanaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayada Ogadenya (OYSU) Switzerland
Waxaa loogu baaqayaa Xubnaha OYSU - Switzerland iyo Dhalinyarada dalkaa dagan inay ka soo qaybgalaan shir…
19 February 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogeysiis: Bandhig Faneed Weyn oo ka Dhacaya Sweden Taasoy Kasoo Qeyb Gali Doonaan Wariyaashi Ree Sweden 23/02/2013
OGAYSIIS: Waxaa dhamaan xubnaha jaaliyada S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden la ogaysiinayaa 23/2/2013 in ay…
18 February 2013
ONADhacdooyin, English
Remembering the WARRIORS OF THE Great Ogaden Nation: the Victims of February 1994 Massacre.
OYSU Melbourn, Victoria Today marks the 19th Anniversary of the Wardheer Ogaden Massacre when Ethiopian armed…
18 February 2013
ONADhacdooyin, English
MINNPOST- Ethiopia Airs Jihadi Film Amid Sensitive Muslim Protest Trial
"The risks posed by violent religious radicalism in Ethiopia are not imaginary," says Jon Abbink, senior…
16 February 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Nairobi oo Shirweyne aan Caadi Ahayn ku Qabtay Grand Royal Hotel.
Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Nairobi ayaa maanta ku qabtay shirweyne ay isugu yimaadeen boqolaal dadwaynaha soomaaliyeed iyo…
2 February 2013
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
OGEYSIIS: Shirweynaha Jaaliyada Ogadeniya ee Ontario & Dr Maxamed Ismacil oo ka Qeybgalaya Shirkaas-
OGEYSIIS MUHIIM AH- Waxaa la ogeysinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Ontario Wadanka Kanada (CANADA) inay…
1 February 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Kooxda Kaaramardha (the Karamarda Group) Maxay ka Yidhaahdeen Wadahadalkii Fashilmay
Maqaal aad u xiisa leh oo cinwaan looga dhigay – Wada-hadalkii dhicisoobay ; Saadaasha Gobolka Somalida…
31 January 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Wafti Kasocda Dowlada Australia iyo Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenka Jaaliyada S.Ogadenia Victoria oo Kulmay iyo Banaanbax Jaaliyadda ay ka Qayb-qaadatay
Taarikhdu markey aheyd 25 Janaury 2013 Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Victoria Mudane Hikim iyo Ku…
29 January 2013
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Qaxootiga ku Jira Xaradheere oo ka Banaabaxay Isku-dayga Gumaysiga uu Wado
Shalay oy taariikhda ahayd 24-1-2013ka ayaa dadweyne farabadan oo ka mid ahaa dadkii ka soo qaxay…
25 January 2013
Waxaqabadkii Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee Dalka Yemen iyo Filim Bandhig-faneed ay Dhigeen
Wariyaha Wakaaladda ONA ayaa warbixin ka soo diyaariyay waxqabadka Gudiga Qoxootiga Ogadenaia ee dalka Yemen. Haya'dan…
22 January 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Hawlwadeenada Jaaliyada S.Ogadeniya ee Sweden oo Shir Mihiim ah Isugu Yimid
Waxaa magaaldaStockholmee casimda dalkaSwedenlagu qabtay shir ay ka soo qayb galeen hawlwadeenada Jaaliyada Soomalida Ogadenia ee…
20 January 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Ururka Haweenka Soomaalida Ogadenia ee Norway oo Yeeshay Maamul Cusub iyo OYSU-Norway oo Isugu Yimid Shir aan Caadi Ahayn
Norway: Waxaa taariikhdu markay ahayd 13. January.2013 shir balaadhan isugu yimid xubnaha Ururka Haweenka Ogaden ee…
16 January 2013
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Cabasho ay ka Gudbisay Jaaliyada Ogadeenya ee UK Dhaqaalaha Wadanka UK Siiyo Ethiopia oo lagu Soo Daabacay Wargeyska the Guardian.
Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa cabashadooda lagu soo daabacay wargeyska weyn ee kasoo baxa wadanka…
15 January 2013
