Dhacdooyin


Dhoobaly Xaflada Sanadguurada 41 Aad ee Ogadenia oo Si Wayn Looga Xusay Dunidu Maanta Waxay Marti Galinaysaa Sanadguuro Wayn oo ku Suntan …
Dhoobaly Xaflada Sanadguurada 41 aad ee Ogadenia oo si Wayn looga Xusay Dunidu maanta waxay marti…
15 August 2025

Qabri-Dahar iyo Xuska Sanad-guurada 41aad ee ONLF
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
15 August 2025

Muqdisho
Xubnaha JWXO ee ka howl-gala magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia ayaa si qurux badan u…
15 August 2025

Hawl Wadeenka Wakaalada ONA ee Maanta Suurta Galiyay Tabintii Xaflada Qabridahar Liv Muqaal ah iyo Sawiro Cajiib ah
Marwo Farxiya Ismaaciil Sakiriye Sheekh Abdi .
14 August 2025

Waxaa Maanta Si Heer Sare ah uga Qabsoontay Xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeniya Jwxo ee Magaalada Qabri-dahar ee Xarunta …
Waxaa maanta si heer sare ah uga qabsoontay Xafiiska Jabhadda Waddaniga xoraynta ogaadeniya jwxo ee Magaalada…
14 August 2025

Munaasabadda Sanadguurada 41-Aad oo ka Dhici Doonta 24/08/2025 Magaalada Copenhagen, Denmark..#JWXO #ONLF
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 August 2025

Xuska Sanad Guurada 41aad ee JWXO oo Si Heer Sare ah Loga Xusay Magalada Qabri-dahar ee Xarunta Gobolka Qoraxay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 August 2025

Iimay-bari
Xubnaha Jabhadda Wadaniga Xorynta Ogadenia JWXO ee Dagmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle ayaa maanta qabtay munaasabad…
14 August 2025

Bulshada ku Nool Xagmada Iimay Bare Gobolka Shabeele oo Si Balaadhan u Xusay Xaflada Sanadguurada 41 Aad ee JWXO
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 August 2025

Halgame Garaad Cabdi Cali oo Dhagaxbuur lagu Xidhay
Waxaa galabta xabsiga Magaalada Dhagaxbuur la dhigay Gudoomiye Kuxigeenka Xafiiska JWXO ee Gobolka Jarar Halgame Garaad…
14 August 2025

Daawo: Guddoomiyaha JWXO ee Gobolka Faafan oo ka Warbixiyay Maamulka Deggaanka oo Sannad-guurada JWXO Hor-istaag ku Sameeyay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 August 2025

Hor-dhac Muuqaalada Xaflada Sanadguurada 41aad ee JWXO oo Qabridahare lagu Qabtay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 August 2025

Dhalinyarada OYSU Faraciisa Tulada Gudhis ee Dagmada Imay Bari oo u Diyaar Garoobay Qabashada Xuska Sanad Guurada 41aad ee ka Soo Wareegtay …
Dhalinyarada OYSU faraciisa tulada gudhis ee dagmada imay bari oo u diyaar garoobay qabashada xuska sanad…
14 August 2025

Ogaysiis Ogaysiis
Dhamaan Xubnaha Jabhadda Wadaniga Xorynta Ogadenia, Taageerayaasha JWXO iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Jigjiga…
14 August 2025

Hamoogaan Dhalinta OYSU Faafan oo Barnaamij Live ah ka Qaban Doona Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA)
Barnaamijku wuxuu kusaabsan yahay qabashada Xaflada Sanadguurada 41aad oo ladoonayo in laga qabto Magaalada Jigjiga hadii…
14 August 2025

Horad-Dhac
Gudiga Qaban Qaabada, Sanad-Guurada 41-aad Ee Onlf Oo 23ka Bishan Kadhacaysa Magaalada Minneapolis Ee Gobolka Minnesota,…
14 August 2025

Xubnaha JWXO ee Magaalada Dhagaxbuur ayaa Saaka Isugu Soobaxay Kulan Balaadhan oo ay ku Maamuusayeen Xaflada Sanadguurada 41aad ee Kasoo …
Xubnaha JWXO ee magaalada Dhagaxbuur ayaa saaka isugu soobaxay kulan balaadhan oo ay ku maamuusayeen Xaflada…
12 August 2025
