Opens in a new tab

Dhacdooyin

Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis!!

Waxaa la ogaysiinayaa guud ahaanba shacbiga Soomaalida Ogaadeenya gude iyo dibadba inay u diyaar-garoobaan qabashada Xuska…
20 February 2025
Dhacdooyin · Ogadeniya

Howl-wadeeka OYSU ee Magaalada Qabridahar oo Kulmay

Waxaa Xafiiska JWXO ee gobalka qoraxay ka qabsomay kulan quruxbadan oo ay isugu yimaaden howl-wadeenka Midowga…
9 February 2025
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xafiiska JWXO ee Jigjiga oo Shir lagu Qabtay

Waxaa galabta oo Axad ahayd shir ballaadhan oo loogu diyaar garoobayo Xuska Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya lagu…
2 February 2025
Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Magaalada Godey oo Galabta Shir Isoogu

Waxaa galabta shir isoogu yimid Xubnaha ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda somalida Ogadenia OYSU faraciisa magaalada…
2 February 2025
Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee magaalada Jigjiga in la qaban…
31 January 2025
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Munaasabad Duco iyo Qur’Aan-akhris Loogu Sameeyay Marxuum, Halgamaa, Ugaas Axmed Ugaas Maxamed (Majeerteen) oo Xafiiska JWXO ka …

Daawo: Munaasabad Duco Iyo Qur'aan-akhris Loogu Sameeyay Marxuum, Halgamaa, Ugaas Axmed Ugaas Maxamed (Majeerteen) Oo Xafiiska…
27 January 2025
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Naftii-hure, Abwaan Khadar Colaad #Maxamed oo Gabay ka Tiriyay Munaasabaddii Xafiiska JWXO ka Qabsoontay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
24 January 2025
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xafiiska JWXO ee Jigjiga oo Munaasabad lagu Qabtay

Waxaa galabta oo khamiis ahayd xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee magaalada Jigjiga lagu qabtay…
23 January 2025
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Ka Soo Qayb Gal Xuska Taariikhda Maamulkii ugu Horreeyay ee Qoomiyadda Soomaalida ee Wali Gumeysiga Itoobiya ku Hoos Jirta ay Yeelatay oo …

Ka Soo Qayb Gal Xuska Taariikhda Maamulkii Ugu Horreeyay Ee Qoomiyadda Soomaalida Ee Wali Gumeysiga Itoobiya…
23 January 2025
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Hogaan ku Xigeenka Warfaafinta JWXO Halgame Abdirahman Avocado: Hambalyo iyo Tilmaan Toosin Waxa ka Qaldan Xuska Maalinta Aas Aaska …

Hogaan ku xigeenka warfaafinta JWXO Halgame Abdirahman Avocado: Hambalyo iyo Tilmaan toosin waxa ka qaldan Xuska…
23 January 2025
Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la dhammaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO), taageerayaasha ururka iyo guud shacabka magaalada Jigjiga…
22 January 2025
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Riwaayaddii Lamagacbaxday,

"U Dulqaado Harraadka, Halgankaagana Muuji. Qaybtii 1aad. Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee…
30 December 2024
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xafiiska JWXO ee Jigjiga oo Riwaayad Halgameed lagu Soo Bandhigay

Waxaa xalay oo Sabti ahayd lagu qabtay xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee magaalada Jigjiga…
21 December 2024
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Dadweynaha Magaalada Jigjiga oo Talooyinkooda Soo Bandhigay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
17 December 2024
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xubnaha JWXO ee Degmada Boosaaso oo Maamul Cusub Doortay

Xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee maamul-goboleedka Soomaaliyeed…
4 December 2024
Dhacdooyin · Ogadeniya

XUBNAHA OYSU FAAFAN OO XAFLAD ISUGU YIMID

Waxaa Xaflad isugu yimid ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadeenya OYSU FAAFAN Xafladan Ayaa ahayd…
2 December 2024
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Xafladii Xil Lakala Wareegida Gudoomiyihii Hore OYSU Faraca Faafan Mudane Nimcaan Cabdi Raan iyo Gudoomiyaha Cusub OYSU Faraca …

Daawo: Xafladii Xil lakala Wareegida Gudoomiyihii hore OYSU Faraca Faafan Mudane Nimcaan Cabdi Raan iyo Gudoomiyaha…
1 December 2024
Dhacdooyin · Ogadeniya

Afahayeenka JWXO Eng Hirmooge ayaa Yidhi :Soomaliga ka Qayb Gala Madal lagu Sheegay Wadahadal Qaran oo lagu Duudsiyayo Soomalida oo laga …

Afahayeenka JWXO Eng Hirmooge ayaa yidhi :Soomaliga ka qayb gala madal lagu sheegay Wadahadal qaran oo…
25 October 2024