Opens in a new tab

Dhacdooyin

Dhacdooyin · Ogadeniya

Xaflada Sanadguurada 38 ee Asaaska Maalinta JWXO oo Si Wayn Looga Xusay Magaalada Goday ee Caasimada Gobolka Shabeele .Xafaldan oo Si …

Xaflada Sanadguurada 38 ee Asaaska Maalinta JWXO oo si wayn looga Xusay Magaalada Goday ee Caasimada…
15 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Garbo oo Sannad-guurada JWXO lagu Qabtay

Waxaa Degmada Garbo ee Gobolka Nogob si qiima badan looga xusay sannad-guurada 38aad ee kasoo wareegtay…
15 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Sannad-guurada 38aad oo Magaalada Dhagaxbuur lagu Qabtay

Waxaa Magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar si qiima badan laaga xusay sannad-guurada 38aad ee Maalinta…
15 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Sannad-guurada 38aad ee JWXO oo Si Guul ah Kusoo Gabagaboobay

Waxaa si guul ah kusoo idlaatay xafladdii sannad-guurada 38aad ee 15ka Bisha August oo maanta lagu…
15 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xafladda Sannad-guurada 38aad oo Hadda Toos u Billabatay

Waxaa goor dhaw si toos ah uga billaabatay hoolka shirarka ee Qaryaan Dhoodaan ee Magaalada Jigjiga…
15 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Hordhac

Waxaa goor dhow si hab-sami leh uga billaabmi doonta hoolka Shirarka ee Qaryaan Dhoodaan ee magaalada…
15 August 2022
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Sannad-guurada JWXO oo Dalka Finland lagu Qabtay

Waxaa Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland si heer sare ah looga xusay, Sannad-guurada 38aad ee kasoo…
14 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Sannad-guurada 38aad ee 15ka August oo Qabridaharre lagu Qabtay

Waxaa Magaalada Qabridaharre ee xarunta Gobolka Qorraxay si heer sare ah looga xusay sannad-guurada 38aad ee…
14 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Dhallinyarada OYSU ee Degmada Fiiq oo Kulan Diyaar-garow ah Yeeshay

Waxaa maanta axad ahayd kulan hordhac oo ay ugu diyaar-garoobaan sameeyay ururka Dhallinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya…
14 August 2022
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Xilliga iyo Goobta lagu Qabanayo Sannad-guurada 38aad ee Magaalada Jigjiga lagu Xusi Doono

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
14 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuska Sanadguurada 38 ee Asaaska Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogaddnia JWXO ayaa Hada ka Biloowday Magaalada Qabridahar ee Xarunta Caasimada …

Xuska Sanadguurada 38 ee Asaaska Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogaddnia JWXO ayaa hada ka biloowday Magaalada Qabridahar…
14 August 2022
Ogadeniya · Ogeysiis

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa dhamaaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO), taageereyaasha JWXO iyo shacab-weynaha Soomaaliyeed ee ku nool…
14 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka Dhalinyarada OYSU ee Magaalada Goday Xarunta Caasimada Shabeele ayaa Wada Dadaalo Loogu Diyaar Garoobayo Sanadguurada 38 Aad ee …

Ururka Dhalinyarada OYSU ee magaalada Goday xarunta caasimada Shabeele ayaa wada dadaalo loogu diyaar garoobayo sanadguurada…
13 August 2022
Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Dhallinyaro Suugaan-halagmeed ku Soo Dhaweynayo Sannad-guurada 38aad ee JWXO

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
12 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Sawirro Dheeraad ah iyo Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Buurta Kaaraamardha ku Soo Bandhigay Diyaar-garowgii ugu Dambeeyay ee …

Sawirro dheeraad ah iyo Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo buurta Kaaraamardha ku soo bandhigay diyaar-garowgii…
12 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Wacdaro Dhigay

Waxaa diyaar-garow ballaadhan oo lagu soo dhaweynayo xuska sannad-guurada 38aad ee maalinta aas'aaska Jabhadda Waddaniga Xoreynta…
11 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Degmada Dhanaan oo Xafiis Cusub laga Furay

Waxaa maanta oo khamiis ahayd laga furay Degmada Dhanaan ee ka tirsan Gobolka Shabeelle xafiis cusub…
4 August 2022
Dhacdooyin · Ogadeniya

Dhalinyarada OYSU Goday oo Shiray

Waxaa Shir Muhiima iskugu Yimaaday Ururka Dhalinyarada Ardayda Soomaalida Ogaadeniya ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya ee…
3 August 2022