Dhacdooyin

Shir Ballaadhan oo Goor Dhaw Xafiiska Jigjiga ka Furmay
Waxaa Xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan goor dhaw…
31 July 2022

Wargelin, 12:00 ama Lixda Saac iyo Xafiiska JWXO
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee ku sugan Magaalada Jigjiga, taageereyaasha JWXO…
19 July 2022

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis!
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee ku sugan Magaalada in uu maanta…
17 July 2022

Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka JWXO oo Hambalyada Munaasabadda Ciiddal la Wadaagay Guud Ahaan SHacabka Soomaaliyeed iyo Muslimminta …
Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka JWXO Oo Hambalyada Munaasabadda Ciiddal La Wadaagay Guud Ahaan SHacabka Soomaaliyeed Iyo Muslimminta…
9 July 2022

Guddoomiyaha JWXO Halgame Cabdirahmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) ayaa Hambalyada Munaasabadda Ciidda Barakaysan ee Ciidul-Alxa …
Guddoomiyaha JWXO Halgame Cabdirahmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) ayaa Hambalyada Munaasabadda Ciidda Barakaysan ee Ciidul-Alxa lawadaagay…
8 July 2022

Xuska OYSU oo Xagar-dheer lagu Qabtay
Waxaa xerada Qoxootiga xagar-dheer ee woqooyi bari dalka Kenya laga qabtay xafladda sannad-guurada 12-aad ee ururka…
3 July 2022

Daawo: Xafladdii Sannad-guurada OYSU ee Magaalada Qabridaharre
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
1 July 2022

Dagmada Shaygoosh oo laga Xusay Sanadguurada OYSU
Waxaa Dagmada Shaygoosh oo Ka Tirsan Gobalka Qoraxey Laga Xusay Sanadguurada Ururka Dhalinyarada Arday Soomaalida Ogaadeniya…
1 July 2022

Dagmada Xararey oo laga Xusay Sanad Guurada OYSU
Waxaa Dagmada Xaraarey oo Ka Tirsan Gobalka Nogob Laga xusay Xuska Sanad Guurada Ururka Dhalinyarada Ardayda…
30 June 2022

Tuulada Daaca-dhuur oo Sannad-guurada OYSU laga Xusay
Waxaa Tuulada Daaca-dhuur oo ka tirsan Degmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle laga xusay sannad-guurada 12-aad ee…
29 June 2022

Xuskii OYSU oo Iimay-bari lagu Qabtay
Waxaa Degmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle laga xusay sannad-guurada 12-aad ee Midawga Ururka Dhallinyarada Iyo Ardayda…
29 June 2022

Xubnaha JWXO ee Degmada Hargeelle oo Xuskii OYSU Qabtay
Waxaa Xaflad ballaadhan oo lagu xusayay sannad-guurada 12-aad ee ururka Dhallinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya ee OYSU…
29 June 2022

Xubnaha JWXO ee Tuulada Gudhis oo Xuskii OYSU Qabtay
Waxaa tuulada Gudhis oo ka tirsan Degmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle lagu qabtay xaflad lagu maammuusayay…
28 June 2022

Gabagabo oo lagu Xusay Sanadguurada OYSU
Waxaa Tuulaga Gabagabo ee Dagmada Marsin Lagu Qabtay Sanadguurada 12 aad ee Ururka Dhalinyarada Soomaalida Ogaadeniya…
28 June 2022

Xuska OYSU Dhanaan lagu Qabtay
Waxaa Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle si qiima badan looga xusay xuska Sannad-guurada 12-aad ee kasoo…
27 June 2022

Xuska Sanad Guurada OYSU oo Fiiq lagu Qabtay
Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya Magaalada Fiiq ee Xarunta Gobala Erer Lagu Qabtay Xuska Sanad…
27 June 2022

Degmada Garbo oo Xuska OYSU lagu Qabtay
Waxaa Degmada Garbo ee Gobolka Nogob si diirran looga xusay sannad-guurada 12-aad ee ururka OYSU. Xafladdan…
27 June 2022

Magaalada Dhagaxbuur oo Xuska OYSU lagu Qabtay
Waxaa Magaalada Dhagaxbuur ee xarunta Gobolka Jarar lagu qabtay xafladda sannad-guurada 12-aad ee ururka Dhallinyarada Iyo…
27 June 2022
