Dhacdooyin

Arday Baratay Culuumta Horumarinta Aadamaha oo Jigjiga Xaflad Loogu Qabtay
Waxaa xaflad qalin-jebin ah loogu qabtay Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan, arday wax ka baranaysay…
26 March 2022

Xubnaha JWXO ee Degmada Garbo oo Shir Yeeshay
Waxaa kulankoodii Toddobaadleha ahaa isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada Garbo ee Gobolka…
25 March 2022

Shirkii Faraca Daryeel ee Dhoobley ka Hawl-gala oo Qabsoomay
Waxaa si guul kusoo idlaaday shir si heer sare ah loo qabanqaabiyay oo Isugu yimaaddeen: xubnaha…
25 March 2022

Ururka OYSU oo Tababbar Heer Sare ah ka Qaybgalay
Waxaa tababbar qiima badan ka qayb galay ururka dhallinyarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeenya ee OYSU oo…
18 March 2022

Daawo: K/Xigeenka Hoggaanka Warfaafinta JWXO Naftii-hure Cabdiraxmaan Maxamed Axmed oo Soo Bandhigay Xilliga la Qabanayo Shirweynaha JWXO
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 March 2022

Daawo: Xisbiga ONLF oo Bayaan Soo Saaray, Kana Warbixyay Shirweyne uu Xisbigu Qaban Doono
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
15 March 2022

Daawo: Ardaydii ka Qalin-jebinsay Kulliyadda Hillaac oo Soo Bandhigay Warar & Tebinno Toos ah
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
6 March 2022

Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka JWXO oo Khudbad ka Jeediyay Xaflad ay ku Qalin-jeniyeen Arday Baratay Saxaafadda
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
6 March 2022

Arday Qalin-jebinaysay oo Xaflad Loogu Qabtay Magaalada Jigjiga
Waxaa Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan xaflad heer sare ah loogu qabtay arday wax ka…
6 March 2022

Daawo: Naftii-hure Siyaad Maxamed Diyaar oo Gabayo Cajiib ah Kasoo Jeediyay Xuska Xasuuqa Ogaadeenya oo Jigjiga lagu Qabtay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
26 February 2022

Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya oo Muqdisho lagu Qabtay
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegdayd 25/2/2022, si heersare ah looga xusay Magaalada Muqdisho ee…
25 February 2022

Xuska Xasuuqa Ogaadeenya oo Garoowe lagu Qabtay
Waxaa Maanta oo jimce ahayd lagu Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maammul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, xuska Maalinta…
25 February 2022

Daawo: Hees Cusub oo Aad u Qiiro Badan oo loo Qaaday Xuska Xasuuqa OGAADEENIYA
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
25 February 2022

Xubanaha JWXO ee Dagmada Iimay Bari oo Xusay Maalinta Xasuuqa Ogaadenia
Waxaa Maanta si Wayn Looga Xusay Dagmada Iimay Bari oo Katirsan Gobalka Shabeele Maalinta Xasuuqa Ogaadenia…
24 February 2022

Magaalada Fiiq oo lagu Qabtay Xuska Xasuuqa Ogaadeenya
Waxaa maanta si heer sare ah looga xusay Magaalada Fiiq ee xarunta Gobolka Erar, xuska Maalinta…
23 February 2022

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo Hargeelle laga Xusay
Xubnaha iyo taageerayaasha Ururka ONLF ayaa maanta si wayn Dagmada Hargeelle ee Xarunta Gobolka Afdheer ugu…
23 February 2022

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya oo Degmada Dhanaan lagu Qabtay
Waxaa maanta oo Arbaca ah, si qiima leh looga xusay Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle xuska…
23 February 2022

Maalinta Xasuuqa Ogaadeenya oo Gabagabo laga Xusay
Waxaa Maanta si diirran looga xusay Tuulada Gabagabo oo ka tirsan Degmada Marsin ee Gobolka Qorraxay…
22 February 2022
