Dhacdooyin

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis!
Waxaa guud Shacabka Soomaalida Ogaadeenya, gude iyo dibadba la ogaysiinayaa inay si ballaadhan ugu diyaar-garoobaan xuska…
23 June 2022

Dhalinyarada OYSU Goday oo Shiray
Waxaa Shir iskugu Yimaaday Dhalinyarada Ardayda Soomaalida Ogaadeniya ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO ee Kusugan…
20 June 2022

Ururka OYSU ee Magaalada Godey oo Shir Qabtay
Waxaa kulan shaqo qaybsi iyo dardar-gelin abaabul ah yeeehay xubnaha Ururka Dhallinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya ee…
9 June 2022

Ururka Dhallinyarada OYSU ee Degmada Iimay-bari oo Kulmay
Waxaa kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ururka Dhallinyarada iyo Ardayda Ogaadeenya, faraciisa Degmada Iimay-bari ee Gobolka Shabeelle.…
9 June 2022

Maamulada Xaafadaha JWXO ee Magaalada Qabridahare oo Kulmay
Waxaa Galabta Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ee Magaalada Qabridahare Kulan iskugu Yimaaday Maamulada Xaafada ee…
6 June 2022

Maamulka JWXO ee Ururka OYSU Qabridahare oo Shiray
Waxaa Maanta Shirkoodii Caadiga Ahaa Iskugu Yimaaday Maamulka Ururka Dhalinyarada Soomaalida Ogaadeniya ee Jabhada Wadaniga Xoraynta…
3 June 2022

Guddoomiyaha JWXO Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi oo Khadka Zoomka Kusoo Xidhay Siminaarkii ay ku Mataanaysnaayeen Hoggaaminta JWXO ee …
Guddoomiyaha JWXO Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi oo Khadka Zoomka kusoo xidhay Siminaarkii ay ku mataanaysnaayeen…
28 May 2022

Dhalinyarada OYSU JWXO ee Magalada Qabridahare oo Kulmay
Waxaa Galabta Kulan qiimo Badan Iskugu Yimaaday Ururka Dhalinyarada Soomaalida Ogaadeniya Ee Magaalda Qabridahare ee Xarunta…
13 May 2022

Guddoomiyaha JWXO oo Casuumad ka Helay Midawga Yurub
Guddoomiyaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Mahdi (Maaddeey) ayaa ka qaybgalay Xafladda…
13 May 2022

Xubnaha Golaha Dhexe JWXO ee Jigjiga Kusugan oo Siminaar loo Qabtay
Waxaa Siminaar heerkiisu sareeyo loogu qabtay magaalada Jigjiga Xubnaha Golaha dhexe ee JWXO kaasi oo kor…
12 May 2022

Maamulka JWXO ee Gobolka oo Kulmay
Maamulka Gobolka shabeelle ee JWXO ayaa kulan ku yeeshay Xafiiska Gobolka ee magaalada Godey. Kulankan oo…
8 May 2022

Guddoomiyaha JWXO oo Hambalyo Diray
Guddoomiyaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Mahdi (Maaday) ayaa ugu hambalyeeyay Munaasabadda…
2 May 2022

Daawo: Sh. Nadiir Hoggaanka Xidhiidhka Dadweyna JWXO oo Hadal Qiima Badan ka Jeediyay Xaflad lagu Qabtay Jigjiga
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 April 2022

Daawo: Masuuliyiin ka Socday Xisbiyada Degaanka oo ka Hadlay Xaflad lagu Qabtay Jigjiga
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
17 April 2022
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Daawo: Hoggaanka Xidhiidhka Bulshada JWXO Sh. Nadiir oo ka Hadlay Xafladda Furitaanka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Xisbiyada iyo …
Daawo: Hoggaanka Xidhiidhka Bulshada JWXO Sh. Nadiir Oo Ka Hadlay Xafladda Furitaanka Guddiga Xallinta khilaafaadka Xisbiyada…
17 April 2022

Xaflad lagu Shaacinayay Guddiga Xallinta Cabashooyinka oo Jigjiga lagu Daah-furay
Waxaa Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo…
17 April 2022

Daawo: Gudiga Xalinta Khilaafaadka iyo Xisbiyada Deegaanka oo Tababar Maalmo Soconayay Usoo Xidhmay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
16 April 2022

Xisbiyada Siyaasadda Deegaanka oo Siminaar loo Qabtay
Waxaa saaka magaalada jigjiga ka qabsoomay Siminaar hoggaamineed oo loo qabtay Xisbiyada siyaasadda Deegaanka Soomaalida. Taba-barkan…
14 April 2022
