Dhacdooyin
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Xerada Xagar-Dheer oo Maanta lagu Xusay Sanad Guuradii 5aad ee Ururka OYSU
Waxaa maanta Xerada Xagardheere ee Deegaanka Dhadhaab ee Dalka Kenya ka dhacday Sanadguuradii 5aad ee kasoo…
14 June 2015
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis: Shir Balaadhan oo Magaalada Helsinki ee Wadanka Finland lagu Qaban Doono.
Waxaa dhamaan Jaaliyada Somalida Ogaenya ee kudhaqan wadanka Finland la ogaysiinayaa inuu 13/6/2015 kadhici doono shir…
10 June 2015
ONAItoobiya, Ogeysiis
Ogeysiis: Dhageysi lagu Qiimeynayo Burburka iyo Siyaasad Xumada ka Jirta Dalka Ethiopia oo ka Dhacaya Washington DC
Dhageysi uu soo qabanqaabiyay Ururka Freedom House ee Fadhiggiisu yahay Magaalada Washington DC , USA, ayaa…
10 June 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Jabhada Hubaysan ee Ginbot 7 oo Tababaro iyo Cudud Militari Oon la,Iska Indho Tirikarin Soobandhigtay.
Tan iyo intay doorasho kusheegtii Itoobiya kadhacday bishii hore waxaa maalinba maalinta kadambaysa isasootaraya kacdoonka noocyada…
8 June 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Doorashadii Jaaliyada Germany oo Lasoo Gabagabeeyay iyo Qorsheyaal Cusub oo Jaaliyada Loodajiyay.
Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 7.6.2015, lagu qabtay magaalada Frankfurt ee dalka Germany shir siwanaagsan loosoo…
8 June 2015
ONACaalamka, Ogadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis: Shirwaynihii 20aad ee Jaaliyaadka Somalida Ogadenya oo Caasimada Norway ee Oslo Kadhici Doona.
Waxaa dhamaan bulshada Somaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka Somalida Ogadenya ee kudhaqan wadanka Norway lagu…
8 June 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Xaflad lagu Soo Dhawaynayey Masuuliyiintii ONLF ee laga Afduubay Kenya oo Galabta lagu Qabtay Nairobi
Munaasabad balaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay taasi oo lagu soo dhawaynayey masuuliyiintii ONLF…
6 June 2015

Degaanka Dhadhaan ee Gobolka Shabeele oo lagu Xidhay Shacab
Wararka ONA ee nagasoo gaadhaysa Gobolka Shabeele taariikhdu markay aheyd 1/6/15 waxaa Shiniile oo Dagmada Dhadhaan…
5 June 2015
ONAOgadeniya, Ogeysiis
Ogaysiis: Xaflad lagu Soodhawaynayo Masuuliyiintii laga Afduubay Kenya ee Dib u Helay Xoriyadooda
Magalaada Nairobi ee Caasimada dalka kenya waxaa maalinta beri ah lagu qaban doonaa xaflad siwayn loo…
5 June 2015

Xogwaran uu Soo Saaray Hogaanka Gaashaandhiga JWXO
Ciidanka JWXO wuxuu xiligan ku jiraa diyar garow loogu talagalay in marxalad cusub uu halgankan uga…
5 June 2015
ONADhacdooyin, English
Oromo: White House Protest Against Ethiopian Government
International Oromo groups will be staging a protest in front of the White House and the…
2 June 2015
Muuqaal Xiisa Badan oo Kamid ah Riwaadii Lamagac Baxday *Godob Raagtay Geesi Kuu Dhalay* ee Wadanka Maraykanka lagu Dhigay.
Sidaan horay idiinku soo gudbinay waxaa magaalada Minnesota ee dalka Maraykan lagu dhigay riwaad siwanaagsan loosoo…
1 June 2015
Shabakadaha Somalida oo Bilaabay Inay ka Hadlaan Dhibaatada Hawaarinta – Daawo Wareysigan
Shabakadda DhacdoMedia ayaa soo bandhigtay wareysi ay ka qaadeen askari ka tirsanaa Hawaarinta (liyu boolis) oo…
1 June 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Xarunta Dhexe ee JWXO – Doorashada la Sheegay Inay ka Dhacday Itobiya Waxay Ahayd Riwaayad aan la Daawanin
Xarunta Dhexe ee JWXO oo ka warbixisay doorasha ku sheegtii Axadii shalay laga dhigayay guud ahaan…
26 May 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyadda Soomaalida Ogadenya ee Wadanka Finland oo ka Qayb-gashay the World Village Festival
Magaalada Helsinki ee caasimada wadanka Finland waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 23/5/2015 kafurmay bandhig aad uwayn…
23 May 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyada Hallstahammar ee Somalida Ogadeniya oo Wacdara Kadhigtay Xuska Fastvalka Sweden
Jaaliyada Somaalida Ogadeniya ee Hallstahammar ayaa kaqayb gashay xuska loo yaqaano Fastvall ka oo kadhaca wadanka…
14 May 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya, Ogeysiis
Riwayadii “Godob Raagtay Geesi Kuu Dhalay” iyo Wacdarihi OYSU North America
Waxaa fiidnimada Sabtida ah May 23, 2015, ka dhici dona gobolka Minnesota magalada Minneapolis Riwayadii faraha…
14 May 2015
