Dhacdooyin
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Kulan ay Isugu Yimaadeen Halwadeenka Ururka ee HAU iyo HAAJ
Kulan ay isugu yimaadeen Howlwadeenka Hoggaanka Arrimaha Ururka iyo Hoggaanka Arrimaha Abaabulka Jaaliyadaha oo ay kasoo…
20 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Taliska Woyanaha oo Shacab Badan Jeelka u Taxaabay
Taliska Woyanaha Ethiopia ayaa kor u qaaday tacadiga ay ku hayaan shacabka Somalida Ogadeniya, waxaana todobaadkan…
20 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dad Shacaba oo Jidh-dil iyo Xadhig Loogu Geystay Deegamo Kamida Garbo
Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob waxay ciidanka gumaysigu ku xidh xidheen 3 gabdhood oo Xaamilooyin ah waxaana…
20 July 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaango iyo Xubnaha Jaaliyada London oo ka Qeyb Galay Xaflada Ciida ee Jaaliyada Greater Manchester
Abwaan Maxamuud Cumar Jaango ayaa ka qeyb galay Xaflad Balaadhan oo Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee Greater…
19 July 2015

Dhagayso: Gudoomiyaha JWXO oo Ciidul Fitriga Hambalyo u Diray Shacabka Ogadenya
Ciid Wanaagsan. Munaasabadda ciidul Firtiga ee dhamaadka bisha Ramadaan ee barakaysan, waxaan salaan, bogaadin iyo…
17 July 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyada Ingiriiska oo Isu Diyaarinaysa Ciidul- Fitriga iyo Carwooyinka Eritrea iyo Barnaamijyo Kale
Maamulka Jaaliyada Ogadeniya ee London oo kulmay aya kawada hadlay qodobadan hoose oo Bishan July jaaliyadu…
16 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Shirweynihii 12aad ee UNPO oo lagu Qaatay Go’Aanka “Hadafka ONLF ee Xal Raadinta Qadiyada Ogaden”
Ururka matala dunida aan heysan dowladaha ee UNPO ayaa shirweynihiisa 12aad ku ansixiyay lana qaatay go'aanka…
15 July 2015
Ogaysiis: ka Qayb Qaado Salaamaha Ciida Barakaysan ee Ramadaan
Maamulka sare ee Ilays Tv iyo Radio Xoriyo waxaa sharaf u ah inay daawadayaashooda iyo dhagaystayaashooda…
13 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Gudoomiyaha JWXO oo Ciidul Fitriga Hambalyo u Diray Shacabka Ogadenya
Ciid Wanaagsan. Munaasabadda ciidul Firtiga ee dhamaadka bisha Ramadaan ee barakaysan, waxaan salaan, bogaadin iyo hambalyo…
13 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Magacyadii Shacabkii Degmada Garbo lagu Xidhay
Wakaalad Wararka Ogadeniya ee ONA waxaa kusoo dhacay magacyadii dad kamida shacabkii lagu xidhay Degmada Garbo…
12 July 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Jaaliyada Melbourne oo Afur Wadaag Isugu Timid ay ku Kala Warqaateen
Waxaa fiidnimadii maanta oo taarikhdu tahay 12/07/2015 isugu yimid xaflad afur wadaag ah jaaliyadda S.Ogaadeeniya ee…
12 July 2015
ONADhacdooyin, English
UNPO Covenant Signed by Nine New Members at XII UNPO General Assembly in Brussels
Following the opening conference of the XII Session of the UNPO General Assembly held at the European…
8 July 2015
ONADhacdooyin, English
European Parliament Conference Opens XII Session of the UNPO General Assembly
Brussels 2 July 2015 - In light of the continuous need to raise awareness on the…
7 July 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Hoggaanka Abbaabulka Bulshada iyo Adeega Dadweynaha oo la Kulmay Jaaliyada London
Mudane Axmed Yaasiin Sheekh Cabdi Hoggaanka Abbaabulka Bulshada iyo Adeega dadweynaha ayaa la kulmay Jaaliyada London taariikhdu markay…
5 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Koorso Tababar oo Usoo Xidhmay Qeybta Duufaan ee Ciidanka JWXO
Xarunta dhexe ee JWXO ayaa soo saartay warbixintii Koorsada Tababarka Ciidanka JWXO ee Duufan oo socday…
1 July 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Tacadiyo loo Geystay Shacabka Deeganada Gobolka Doollo
Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa xadhig wadareed ka getstay Waafdhuug iyo Yucub oo kamid ah deegamada Gobolka…
1 July 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin
In ka Badan 500 oo Qof ayaa ku Dhaawacantay Dab ka Dhacay Taywan
In ka badan 500 oo qof ayaa ku dhaawacantay markii uu dab ka dhex kacay dad…
28 June 2015
Dawladda Kenya oo Sheegtay in ay Xidheen Labo Nin oo ka Tirsan Al-shabaab
Dawlada Kenya ayaa sheegtay in ay qabatay Laba nin oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo looga…
28 June 2015
