Opens in a new tab

Dhacdooyin

ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka Haweenka Ogadenya Faraca Norway iyo Jaaliyadda Norway oo Arima Muhiim u ah ka Shiray

Ururka Haweenka Ogaadeenya ee Norway  oo fulinaya barnaamijkii shirweynaha haweenka ee Denmarka ayaa shir bileed ku…
1 February 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Hogaanka Warfaafinta JWXO oo ku Baraarujiyay Jaaliyadda Doxa Wax-qabad

Maamulka Jaaliyadda Doxa ayaa shir hawleed isugu yimid ay ku falanqeeyeen wixii u qabsoomay sanadkii tagay…
25 January 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Sundus Ibraahim oo Noqotay Xubinka OYSU/Seattle ee Bishan

Ururka OYSU Seattle ayaa todobaadkan isugu yimid shirkoodii billaha ahaa. Shirkan ayaa ururku bil walba ku…
20 January 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Maamulkii Hore ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Sweden oo Xilwareejin Sameyay + Sawiro

Magaalada Stockholm ee caasimada wada ka Sweden Waxaa kadhacay xaflad xilwareejina Taas oo ay kasoo qayb Galen Gudiga…
18 January 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Dhambaal Wadani – Riwaayad Cusub oo Kooxda Horseed ay Kusoo Bandhigeen Sanca

Jaaliyada Ogadeniya ee dalka Yemen  iyo Ururka Dhalinyarada OYSU  fariciis Yemen ayaa  maanta oo taariikhdu ahayda   16/1/2015 kusoo bandhigay riwaayad la…
16 January 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweynihii Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Dalka Finland Oy ka Qaybgaleen Abwaanada Qaranka

Waxaa magaalada Espoo ee dalka Finland lagu qabtay shir si fiican loosoo agaasimay. Shirka oo in…
7 January 2015
Dhacdooyin · ILAYS TV · Muuqaal · Ogadeniya

Ilays Tv 05 JAN. 2015 Xog iyo Barnaamijyo Xaqiiq ah oo Xiisa Badan…

Ilays Tv oo ah Tv ka warama xaqiiqda iyo xogaha rasmiga ah ee ka jira guud…
6 January 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Jaaliyadda Sweden oo Shirweynahoodii ku Doortay Maamul Cusub

Jaaliyada Somalida Ogadenia ee wadanka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay isugu yimid shirar muhiim ah uu…
4 January 2015
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka Haweenka Ogadenya Norwey oo ku Doortay Shirkoodii Gudoomiye iyo Maamul Cusub

Waxaa maanta oo taariikhdu ahayd 01.01.2015 kulan isugu yimid xafiiska jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Norway Ururka…
2 January 2015
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Sanadkii 2014ka Waxay JWXO ku Sagootisay Guulo Waaweyn

Wuxuu caalamka sagootiyay sanadkii miilaadiga ee 2014, wuxuuna soo dhaweeyay sanadka cusub ee 2015ka. Waxaa ka…
1 January 2015
Caalamka · Dhacdooyin · Dokumentari · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo : Hambalyo Shirweynihii Haweenka Ogadenya iyo Abwaanadda Umadda Rooda Afjanno (WFFO & WWO)

Waxaa Guul kusoo Dhamaaday Shirweynihii 1aad Haweenka S.Ogadenya ay isugu yimaadaan, shirkaasoo ka socday Caasimadda Denmarka…
30 December 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Daawo: Kaalinta Suugaan Halgameedka ee Xafladii Xalay lagu Soo Bandhigay.

Wali waxaan badhtamaha kaga jiraa muuqaaladii iyo sawiradii xiisaha badnaa ee xafladii xalay lagu soo bandhigay…
27 December 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Daawo: Qaar Kamid ah Suugaan Halgameedkii Xalay lagu Soobandhigay Xafladii Shirwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya ee lagu Qabtay Denmark.

Waxaad hoos kadaawataan qadar yar oo kamid ah Suugaan Halgameedkii Xalay lagu soo bandhigay xafladii shirwaynaha…
27 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Daawo: Muqaalo Kamid ah Xafladii Shirwaynaha Haweenka S.Ogadenya ee Xalay Kadhacday Magaalada Copehagen ee Dalka Denmark.

Waxaa xalay ooy taariikhdu ahayd 26/12/2014 lagu qabtay magaalo madaxda dalka Denmark ee Copenhagen xaflad aad…
27 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirweynihii uga Socday Copenhagen Haweenka Ogadenya oo Galay Maalintiisii Labaad

Waxaa shalay ka furmay caasimadda Denmark ee Copenhagen Shirweynihii 1aad ee Haweenka Ogadenya, halkaasoo ay ka socdaan…
27 December 2014