Dhacdooyin
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Shirweynihii Haweenka S.Ogadenya oo Si Rasmi ah uga Furmay Coppenhagen
Waxaa hada sitoos ah ooga furmay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark Shirwaynihii Ururwaynaha Haweenka Somalida Ogadenya.…
26 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Haya’Adda UNHCR oo Bogaadisay Maamulka iyo Jaaliyadda S.Ogadenya ee Yemen
Gudiga Maamulka Qaxootiyada Ogadeeniya ee dalka Yemen ayaa xafladan loogu mahad celinayay Haya'da UNHCR ku qabatay xafiiska jaaliyadda. Waxaa kaloo…
24 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) Faraciisa Wadanka Norway oo Maamul Cusub Doortay.
Waxaa caasimada wadanka Norway ee Oslo lagu qabtay kulan balaadhan ooy iswadjir ah usoo agaasimeen Maamulka…
23 December 2014
ONACaalamka, Ogeysiis
Ogaysiis – Somalida ku Nool Sweden oo Loogu Baaqayo Bandhiga Jaango iyo Abwaanad Rooda Afjano
Waxaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden iyo nawaaxigiisa la ogaysiinayaa, in 3exda Bisha…
23 December 2014

Ogaysiis ku Socda Xubnaha Jaaliyadda Sweden
Waxaa la ogaysiinayaa xubnaha halganka Soomaalida Ogadenia ee ku nool Sweden Inuu shirweeynihii Jaaliyada dhici doono…
23 December 2014
Muuqaal Kaloo Kamid ah Xafladii Hidaha iyo Dhaqanka ee Seattle lagu Qabtay.
Muuqaalkan Hoose wuxuu kamid yahay xaflad balaadhan oo lagu soobandhigay Hidaha iyo Dhaqanka Somalida Ogadenya oo…
22 December 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Banaanbaxyada ka Socda Meela ka Mida Itobiya iyo Masaajidadii Jigjiga oo lagu Wareejiyay Axbaash – Noora Afgaab
Magaalada Bahir Dar oo ah magaala madadaxda qawmiyadda Amxaarada ayaa waxaa ka socday labadii maalmood ee…
21 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Maamulka Shirweynaha 1aad ee Haweenka Somalida Ogadenya Wuxuu Ogaysiinayaa ..
Waxaa la ogaysiinayaa dadweynaha daneeya halganka xaqqa ah ee shacabka Somaliyeed ee Ogadenya inuu ka furmi…
21 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Shirwaynihii Jaaliyada Norway oo Sihabsami Leh Ooga Socda Magaalada Oslo.
Sida aad kala socoteen ba wararkaanagii hore waxaa sitoos ah ooga furmay magaalada Oslo shirwaynihii Jaaliyada…
20 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Shirweynaha Denmark iyo Kaalinta Halganeed ee Haweenka Ogadenia – W/Q Jamal Xukun
Waxay Shucuubta Caalamka ka midaysan yihiin, gaar ahaan qarnigan 21aad een ku jirno in Ummad iyo…
17 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Wax Garadka Jaaliyada Seattle iyo Maamulka Jaaliyadda oo ka Shiray Hawla Muhiim ah
Shir lagu abaabulayo Ururka Haweenka Seattle Washington ayaa shalay ka dhacay xafiiska Somali Community ee magaalada…
15 December 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Maalinta Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya iyo Xerada Dhagaxley/Dhadhaab
Waxaa maalintii Jimcaha lagu qabtay xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab xuska maalinta Hidaha iyo Dhaqanka ay gaarka…
13 December 2014
ONADhacdooyin, English
Ogaden Somali Communities in u K Demonstrate at the Chinese Embassy in London
December 11, 2014 The Ogaden Somali Communities in the United Kingdom demonstrated in front of the…
12 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Sawiro: Jaaliyada Somalida Ogaden ee UK oo Mudaharaad ku Qabatay Safaarada China.
Banaanbax looga soo horjeedo Shirkadaha Shidaalka Shiinaha ee ku hawlan baadhitaano iyo soo saarista shidaalka kuwaas oo…
11 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya, Ogeysiis
Banaanbax Barito ka Dhacaya Iridka Safaarada Chinaha ee London 11/12/2014 10 AM -2PM
Banaanbax looga so horjeedo Shirkadaha Shidaalka China ee wax ka baadha dhulka Ogaden kuwaas oo…
10 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Madaxda Jaaliyaad Somalida Ogadenya ee Qaarada Yurub oo Khadka Isgaadhiinta ee Casriga ah Kuwada Kulmay.
Waxaa Kulan siheer sare ah loosoo agaasimay iskuguyimid madaxda iyo masuuliinta Jaaliyaadka Somalida Ogadenya ee kudhaqan…
9 December 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Madaxa Ururka OYSU Seattle oo Gudoonsiiyay Shahaadada Xubinka Bishan Halgame Cabdifataax
Ururka OYSU Seattle oo isugu yimid shirkoodii billaha ahaa ayaa lagu qiimeeyaa waxqabadka isla markaana lagu lafaguray…
8 December 2014
ONAOgeysiis
Ogeysiis: Shirweynaha Jaaliyada Ogaden ee Norwey oo Dhacaya 20-21 December 2014
Waxaa la Ogeysiinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Wadanka Norwey inay kasoo qeyb galaan Shirweynaha Jaaliyada Ogaden…
6 December 2014
