Opens in a new tab

Dhacdooyin

ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Xuskii 30Guurada ONLF oo Si Rasmi ah uga Socda Melbourne

Waxaa hada si toos ah uga socda 30Guuradii JWXO magaalada Melbourne. Munaasabaddan oo si habsami ah…
7 September 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Sannad-guuradii 30aad ee JWXO oo Seattle Si Fiican Looga Dabaal Dagay

Seattle: Maalintii Jimcaha ee 6 bisha September, 2014 ayaa Jaaliyadda Somalida Ogadenia ee ku dhaqan magaalada Seattle…
6 September 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Khudbadihii laga Jeediyay Xuskii 30Guurada JWXO ee lagu Qabtay Edmonton

Xafladii balaadhnayd ee lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada oy ka qaybgaleen madax ka socota…
4 September 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

30Guuradii Asaaska JWXO ee Perth, Australia 2014

Waxaa lagu qabtay magaalada Perth munaasabad balaadhan oo lagu xusayay 30Guurada Asaaskii Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ..…
3 September 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Muuqaalo Xiisa Badan oo Kamid ah Xafladii Xuska Sanad Guurada JWXO ee Sabtidii lagu Qabtay Magaalada Perth ee Galbeedka Australia.

Maalimadii Sabtida ahayd ooy taariikhdu kubeegnayd 30/8/2014, waxaa magaalada Perth ee Galbeedka dalka Australia lagu qabtay…
1 September 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Edmonton oo Munasabadii 30Guurada lagu Qabtay

Waxaa maanta si heersare ah loogu qabtay magaalada Edmonton xaflad lagu maamuusayey sanadguuradii 30aad  ee aasaaska…
1 September 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Gobolka Mancheter oo Laguqabtay 30Guuradi JWXO

Manchester, England, Sabti 30.08.14 Jaaliyada Ogaden ee Greater Mancester ayaa soo abaabushay xaflad heersare ah oo…
31 August 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Jaaliyada Ogadenya ee Galbeedka Australia oo Siheer Sare ah Uxustay Sanad Guuradii 30- Aad ee Aas Aaska JWXO.

Jaaliyada Galbeedka Australia  oo si wayn u xustay 30-guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia…
31 August 2014
Caalamka · Ogeysiis

Munaasabadda 30Guurada Jaaliyadda Gobolka Victoria ee Australia ayaa la Qaban Doonaa

Waxaa Loogu Baaqayaa Dadweynaha Somlaiyeed ee Dagan Gobolka Victoria Inay Ka soo Qayb Galaan Xuska Sodon…
29 August 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Munaasabadda 30Guurada JWXO oo Si Weyn Looga Dhigay Johannesburg

Waxaa sidii la filayay lagu qabtay magalada Johannesburg ee xarunta ganacsiga Wadanka Koonfur Afrika xuskii Sodon…
28 August 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Muuqaal · Ogadeniya

Muqaal Aad u Qiimi Badan – Munaasabadda Xuskii 30Guurada JWXO ee Jaaliyadda Switzerland

Iyadoo ay weli daafaha caalamka ay ka socdaan damaashaadka xuska 30Guurada Asaaskii JWXO ayaan halkan idiinku…
27 August 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Kulankii 1aad ee Unugyada (Jaaliyadaha) JWXO iyo Go’Aamadii ka Soo Baxay

Maadama la'isu diyaarinayo Shirweynihii Jaaliyadaha oo sanadkan ay martigalisay Jaaliyadda UK, waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa…
27 August 2014
Dhacdooyin · English

JOKA: Press Release for Immediate Release

  PRESS RELAESE FOR IMMEDIATE RELASE                      …
26 August 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

WaagaCusub – Daawo Cali Dhaanto oo Huwaday Calanka ONLF – Inaan Is Dhiibo waa ka Baqayaa ?

Fanaanka masraxa dhaantada ee shacbiyada badan Cali Dhaanto ayaa markii ugu horeeysay bandhig faneedyadiisa Qaaradda Yurub…
26 August 2014
ONACaalamka, Ogeysiis
Caalamka · Ogeysiis

Ogaysiis – Jaaliyadda San Diego Ha-moogaanina ..

Waxaa lagu qaban doona 7da Bisha soo socota ee September Xaflad balaadhan oo lagu xusayo 30Guurada…
25 August 2014