Opens in a new tab

Dhacdooyin

ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Maalinta Hidaha iyo Dhaqanka Ogadenya (Ogaden Heritage Day) oo lagu Qabtay Gaarisa

Shalay oo ay tarikhdu ahayd 20/10/2014 waxaa magaada Gaarissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Keyna lagu…
21 October 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Hailemariam Desalegn oo Si Qarsoodi ah ku Yimid Denmark iyo Banaanbax Balaadhan oo Lagala Hor Yimid+Sawiro

Mudaaharaad balaadhan oo saaka gilgilay magaalo madaxda dalka Denmark ee Copenhagen ayaa weli u socda si…
20 October 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Daawo Sawiro- St.Cloud Minnesota iyo Wacdarihii OYSU.

St.Clous Minnesota ayaa waxaa ka dhacay xaflad bandhig faneed ah oo ay soo diyariyen xidigaha OYSU…
20 October 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

OYSU-Xerada Qaxootiga ee Xagardheere-Dhadhaab oo Qabtay Maalinta Hidaha Ogadenya+Sawiro

Waxaa xerada qoxootiga Xagardheere kadhacay maalinti shalay ahayd xaflad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay habeenka hidaha…
20 October 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Gudiga Maamulka Jaaliyada Germany iyo Ururka OYSU oo Kulan Iskugu Yimid.

Waxaa khadka taleefanka ee looyaqaano (Tel Conference) iskugu yimid Gudiga Maamulka Jaaliyada Somalida Ogadenya ee dalka…
19 October 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Kobtan Kadaawo Banaanbaxii Norwey

Calanka Ogaden oo Norwey ka Babanaya Sawiradii Banaanbaxii Norwey looga soo horjeeday gumeysiga Ethiopia. ONA
16 October 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Banaanbax Balaadhan oo Hada Kasocda Caasimada Wadanka Norway ee Oslo.

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalka Norway ayaa banaanbax wayn kaga hortagtay wasiirka arrimaha dibada ee Woyanaha…
16 October 2014
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Shirwaynahii Haweenka Somalida Ogadenya oo Fooda Inugu Soo Haya

Waxaa dhaaman gabdha Somalida Ogaadeenya lagu wargalinayaa inuu soo dhawaaday waqtigii loo balansanaa kasoo qaybgalka shirweynaha…
8 October 2014
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

Chatham House – Africa’s Choice of Partners (Mineral Rich with Untapped Markets, This Is the Continent the World Is Now Courting)

Summits with Africa are in fashion: in August, President Obama hosted America’s first; in April, the…
8 October 2014
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

UNPO – Scottish Referendum, Regardless of Outcome, Champions Self-Determination: European Parliament Conference Reiterates the Primacy of the Right to Decide

Brussels, 25 September 2014 – the Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) and the European Free…
5 October 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Dhalinyarada OYSU/Victoria oo Idin Leh Kusoo Dhawaada ..

Dhalinyarada OYSU Gobolka Victoria ayaa idiinku baaqaya inaad kala soo qaybgashaan xaflad lagu maamuusayo munaasabadda Ciida…
3 October 2014
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

The Leader of ONLF Speaks at the 19th Ogaden Diaspora Conference in London

On behalf of the Ogaden National Liberation front, which is struggling for the right of the…
24 September 2014
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

UNPO General Secretary Speaks at Annual Ogaden Diaspora Conference

On the occasion of the 19th Annual Ogaden Diaspora Conference, UNPO General Secretary, Mr. Marino Busdachin,…
24 September 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Ururka OYSU Kaakuma oo Siminaar u Furay Dhalinyarada Xerada ku Jirta

Urur Midawga Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia OYSU, qaytiisa xerada Kaakuma ee galbeedka cariga Kenya ayaa shir…
23 September 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

ILKha – Shirweynaha Jaaliyadaha Ogadenya oo Fariin u Diraya Muslimiinta Turkiga

Jaaliyada Turkida ee ku nool wadanka UK oo kamid ahaa dadkii lagu casuumay Shirweynaha sanadlaha ah…
16 September 2014
ONADhacdooyin, English
Dhacdooyin · English

Large Demonstrations Rock Toronto Thoroughfares

Large demonstrations have taken place today in Toronto’s downtown major thoroughfares. Many demonstrators waving multicolored flags…
15 September 2014
ONACaalamka, Dhacdooyin, Ogadeniya
Caalamka · Dhacdooyin · Ogadeniya

Mudaaharad Aad u Baladhan oo Lagaga Soo Hor Jeedo Dawladda Itoobiya ayaa Hadda ka Socda Magaaladda Toronto ee Canada

Saaka subaxnimaddii 9:30 am ilaa iyo hadda ayaa waxaa ka socda mudaaharad balaadhan Hotelka Royal York…
15 September 2014
ONADhacdooyin, Ogadeniya
Dhacdooyin · Ogadeniya

Ifo iyo Dhagaxlay oo 2ba Kulan oo Muhiim ah ay Dhalinta OYSU ku Qabsadeen.

Ururka OYSU ayaa xerada Ifo kuqabtay munaasabad aad ubalaadhan oo lagu dooranayay xubnihii sanadka soo socda…
15 September 2014