Itoobiya
Daawo Raisal Wasaaraha Dalka Ethiopia oo Wariyaha Sahara TV ka Cararaya.
TV-ga Sahara TV ayaa daba qaatay Raisal Wasaare ku sheega taliska Ethiopia. Wariyaha TV-gan oo lagu…
10 June 2015
ONAItoobiya, Ogeysiis
Ogeysiis: Dhageysi lagu Qiimeynayo Burburka iyo Siyaasad Xumada ka Jirta Dalka Ethiopia oo ka Dhacaya Washington DC
Dhageysi uu soo qabanqaabiyay Ururka Freedom House ee Fadhiggiisu yahay Magaalada Washington DC , USA, ayaa…
10 June 2015
ONAItoobiya
Saraakiil Oromo ah oo Kabaxsaday Ciidanka Itoobiya.
Wargayska Minilik Salsawi ee afka Axmaariga kusoo baxa ayaa qoray in ay 9 sarkaal oo kasoo…
9 June 2015
Itoobiya Ooy Biyo la’aan Xoogani Soo Foodsaartay.
Wararkaan kahelayno Itoobiya ayaa sheegaya ineey kajirto biyo la’aan guud ahaan Itoobiya gaar ahaan magaalada Gonder…
9 June 2015
ONAItoobiya
Xasuuq Loogeystay Qowmiyada Xamar (Hamar) ee ku Hoosnool Guemysiga Ethiopia
Daggaalka ayaa ka dhex qarxay ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo muwaadiniinta Xama (Hamar) kadib markii ciidanka woyanaha…
5 June 2015
ONAItoobiya
Addiss Ababa oo Dab Wayn Galabta Qabsaday iyo Khasaare Kadhashay Dabkaas.
Waxaa maanta magaalada Addiss Ababa ee caasimada Itoobiya ka qarxay dab aad u wayn. Sida ay…
5 June 2015
ONAItoobiya
Lacago Balaayiin ah oo Taliska Woynahu Dhacay
Haayadaha caalamiga ah oo sheegay in lacag aad u tiro badan wadanka Ethiopia lagala baxay Global…
5 June 2015
ONAItoobiya
Xilka Ra’isul-Wasaaraha Itoobiya oo Xubno Katirsan Jabhada TPLF ay Isku Haystaan.
Wargayska luuqada axmaariga kubaxa ee Minilik Salsawi ayaa wuxuu qoray ineey xurguf siyaasadeed kadhex taagantahay jabhada Wayaanaha…
3 June 2015
ONAItoobiya
Axsaabta Mucaarad Itoobiya oo Gaashaanka Kudhuftay Natiijada Doorashadii Todobaadkii Hore Ethiopia Kadhacday.
(ONA) Wararka naga soogaadhaya Itoobiya ayaa tibaaxaya in ay gaashaanka kudhufteen qaar kamid ah axsaabta mucaarad…
30 May 2015
ILAYS TV 25 May 2015: Barnaamij Khaas ah oo laga Soo Diyaariyey Doorashooyinka Itoobiya
https://youtu.be/3cV7rHyF7SU
26 May 2015
ONAItoobiya
Daawo: Mudahaaradyo Looga Soo Horjeedo Doorasho ku Sheegta Ethiopia oo Ardeyda Jaamacadaha Ethiopia Dhigeen
Ardeyda Jaamacadaha Ethiopia ayaa qabanqaabiyay Banaanbaxyo lagu muujinayo Been abuurka Gumeysiga Ethiopia. Banaanbaxyadan waxaa qabtay Jaamacada…
24 May 2015
Ilays Tv: Wacdi Diini ah iyo Wargaysyada Caalamku Waxay ka Qoreen Doorashada Ethiopia
https://youtu.be/K_1snHxQTYY
22 May 2015
ONAItoobiya
Dawlada Sweden oo Kucelisay Digniin ay Ujeedisay Muwaadiniinteeda Kunool Ethiopia
Warsixafadeed ay badhtamihii bishii April ee lasoo dhaafay soo saartay safaarada dawlada Sweden ee Addis ababa…
21 May 2015
ONAItoobiya
Haya’Adda ICRC oo Siminaar u Fartay Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Federalka Itobiya .
Sida ay qortay shabakadda haya'adda Caalamiga ee Laanqayrta iyo Bisha Cas (International Commitee of the Red…
17 May 2015

Xaaladda Itobiya iyo Kaftankii (Joke) Ruushka ee Habar Dugaag – Noora Afgaab
Shucuubta cadaadiska laga saaro xagga hadalka iyo siyaasadda waxay ku caan baxaan sheekooyinka yary ee qosolka…
12 May 2015
ONAItoobiya
Itobiya Sidaa Ayay Rabtay – Noora Afgaab
Waxaan aad isugu dhabar jabiyay inaan wax ka ogaado dabaysha fedreaalka dhankay u dhacayso, marka laga…
3 May 2015
Ilays Tv: Midowga Europe oo Raisul Wasaaraha Ethiopia Usheegay…
https://youtu.be/R2hILXs1JiM
1 May 2015
