Opens in a new tab

Itoobiya

ONAItoobiya
Itoobiya

Gudoomiyaha HAD, Cabdiraxmaan Sh. Mahdi oo Khudbad Taariikhi ah ka Akhriyay Dhagaysigii Baarlamaanka Yurub

Gudoomiyaha HAD mudane C/raxmaan Sh Mahdi ayaa khudbad taariikhi ka jeediyay baarlamaanka Yurub. Mudane C/raxmaan Madey…
27 April 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Aydu Way Ciyi Safarkuna Wuu Socon – ICDS

Run ahaantiina  waxay noqotay xukuumada kooxda TPLF midii ugu xumayd ee abid soo martay  dalka  hooyo,…
23 April 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

10-Apr : Ciidamo Itoobiiyaan ah oo loo Diiday Inay Gudaha u Galaan Magaalada CADAADO iyo Nac Badan oo Kajira Gobolada Dhexe

Ciidamo Itoobiyaan aha ayaa si adag loogu diiday inay gudaha u galaan magaalada Cadaado ee caasimada…
10 April 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Xisbiga Mucaaradka Semayawi oo Banaabax Balaadhan ku Qabtay Adis-Ababa

Xisbiga mucaaradka Itobiya ugu dhaq-dhaqaaqa badan ee Semayawi Party ayaa maalintii shalay ahayd banaanbax aanay dawladda…
31 March 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Dhagayso Idaacadda Afka Amxaariga ku Hadasha ESAT oo Mudane Xassan Maccalin ka Wareysatay Arimaha Wadahadalka

Idaacadda mucaaradka ee afka amxaariga ku hadasha ayaa wareysi la yeelatay Gudoomiye ku-xigeenka HAAU isla markaana…
4 March 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Jaaliyadda Sweden oo Shir Isugu Timid Kuna Ansixisay Xeer Hoosaadka Jaaliyada

Jaaliyada wadanka Sweden ayaa maanta isugu timid shirkeedi caadiga ahaa kaas oo ay kasoo qab galeen…
1 March 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Hanjabaada Abay Tsehaye iyo Diidmada Oramada – Noora Afgaab

Waxaa meela badan laga daawaday ninkan awooda badan ee Abay Tsehaye markuu u hanjabayay xubno ka mid ah…
18 February 2015
Itoobiya · Maqaalo · Muuqaal

Itobiya Waxay Taagantahay Meel Afar Irdood ah (Crossroad) – Noora Afgaab

Magaala walba waxay leedahay meel badhtanka ah oo wadooyinka ay ku kala baydhaan. Waxaa loogu yeedhaa…
16 February 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Banaabaxyadii Muslimiinta Adis Ababa oo Sii Karaar Qaatay

Waxaa Jimcihii isugu soo baxay masjidka weyn ee Anwar dad farabadan oo ka banaanbaxay xad gudubka…
15 February 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Dooda ka Socota Adisababa: Itobiya waa la Badbaadin Karaa iyo waa Lasoo Dhaafay Waqtigii – Noora Afgaab

Filimka ay sirdoonka Mareykanka ka diyaariyeen xaaladda ay ku sugan tahay Itobiya oo sheegaya inay mareyso…
5 February 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

SAXAAFADA KOONFUR AFRIKA OO AFKA FURATAY BOOB LOO GAYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED DARTEED

Saxaafada Koonfur Afrika noocyaheeda kala duwan ayaa aad u hadal haya Barakicin maalmahan loogaysanayay kumayaal qaxooti…
23 January 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Midnimo Qasab ku Dhisan Waligeed ma Waarin .. Mengestu iyo EPRDF/TPLF iyo Midnimo Ku-Sheega Itobiya

Odhaah sax ah oo caalamka ka dhaxaysa ayaa jirta oo dhahaysa – Xoogeenu wuxuu ku jiraa…
15 January 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

Ethiopia: Kornayl Damise Anteneh & Kornayl Alamu Getinet oo Xabsiga Zuway Lagala Baxay Kadibna la Toogtay.

2 koranel oo Ethipian ah oo jeelka Ziway qolka madow ee  numberkiisu yahay  number 8 ay…
15 January 2015
Itoobiya · Muuqaal

Maxaad Kala Socotaa Ururkii IGADD ee la Dhisay 1986kii oo Itobiya u Afduubtay IGAD – Daawo

Ururka ay ku bahoobeen dawladaha Geeska Afrika waxaa la dhisay 1986, wuxuuna ahaa Urur loogu talagalay…
10 January 2015
ONAItoobiya
Itoobiya

DDSPOST oo Lamid Noqotay Faarax Golaleygii la Odhan Jiray Xiligii Siyaad Barre Wuxuu Yidhi – Noora Afgaab

Markasta ood rabto inaad si guud u aragto juquraafiga dal ama qaarad, waa inaad ka fogaato…
6 January 2015
Itoobiya · Muuqaal

LABO DUULIYE OO ITOOBIYAAN AH OO BAXSATAY – Daawo

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in labo pilot oo kamid ah duuliyayaasha…
21 December 2014
ONAItoobiya
Itoobiya

Safiirka QM u Fadhiya Dawladda Eretreeya oo ku Tilmaamay Fadeexad Wararka ay ka Qortay Haya’Adda UNHR Dalka Ertreeya

Diblomaasiyiinta dawladda Eretreeya u jooga Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay haya'adda qaxootiga qaabilsan ee UNHCR inay…
23 November 2014