Opens in a new tab

Itoobiya

ONAItoobiya
Itoobiya

Hailemariam Desalegn ma Yeelan Doonaa Shaqsiyad u Gaar ah Sidii Anwar Sadat

Siyaasiga ugu nasiibka daran waa midka si kadis ah oon la filaynin ugu fadhiista kursigii uu…
15 May 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Horumarin Dacaayad Loogu Talagaly iyo in Dalka lagu Dhoco – Fiiri

Waxaa aad wax loola yaaba ah markaad aragto qof caqli leh oo casrigan nool oo kugula…
13 May 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

War Deg Deg ah: Wasiir & Xubno ka Tirsan Taliska Itoobiya oo Xabsiga loo Taxaabay iyo Wasiirkii Garsoorka oo la Eryay!

Waxaa maanta xabsiga weyn ee magaalaa Addis Ababa loo taxaabay madax dhawr iyo toban ah oo…
11 May 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Semayawi Party (Xisbiga Bluuga) oo ugu Baaqaya Shacabka Itobiya Banaanbax 25ka May

Xisbiga la magac baxay Semayawi Party (Xisbiga Bluuga),  oo ah xisbi dhalinyarada iyo haweenka Itobiya ay…
8 May 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Q2aad – Dawlad Horumartay Dadkeedu ma Qashinkay Cunaan? by Xassan Macallin

Qaybtii 1aad ee maqaalkan wuxuu qoraaga si fiican ugu sharxay macnaha Horumar iyo siday u qeexeen…
2 May 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Dawlad Horumartay Dadkeedu ma Qashinkay Cunaan? – by Hassan Moalin

Xafiisyada suuqa weyn ku dhex leh dunida 3xaad waxaa ka mid ah kuwa u sameeya sumcadda…
27 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Fadeexadi Soo Gaadhay Gumeysiga Ethiopia oo Lagusoo Saaray Journalada Wadanka Norwey

(Muqalkan guji si aad u aragto qoraalka wargeyska) Wargeyska weyn ee aftenbladet oo ah wargeysyada ugu afka…
21 April 2013
Itoobiya · Muuqaal

Daawo Qunsuulka Ethiopia iyo Jawaasiis la Caydhsanayo Magaalada Oslo Norwey

Safiirka gumeysiga Ethiopia u fadhiya wadamada Scandenevianka ayaa damcay innuu shir ku qabto magaalada Oslo ee…
21 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

John Kerry oo Booqan Doona Itobiya, Kala Hadli Doona Shirweynaha AU Xuquuqda Aadanaha

Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay inuu ka qaybgali doono xuska sanadguurada Midowga Afrika oo lagu…
21 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Safiirka Wayaanaha oo Wajigabax Kala Kulmay Shir ay ku Qabteen Magaalada Houston

Gabdha muslimiin ah oo xijaabkoodii ququrxda badnaa ku labisan ayaa ka yaabiyay Wayaanaha iyo qofkasta oo…
19 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Dowladaha Deeqda Bixiya ee UK iyo USA oo lagu Eedeyay Inay Indhaha ka Qabsadeen Balaayooyinka ay Dowlada Ethiopia Kawado Dalkaas

Ururka Survival ayaa dhaleeceyn usoo jeediyay haayadaha dowliga ah ee mucaawamada siiya Ethiopia oo ay ku…
16 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Top Secret: Safaarada Gumeysiga Ethiopia ee London Warqado laga Helay

Gumeysiga Ethiopia ayaa wada qorsheyaal dhicisoobay balse horaa loo yiri dacawo meel ay macal ugu baratay…
14 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Tobanaan Kun oo Muslimiin Itobiya ah ayaa 7ba Magaalo ka Banaanbaxay Shalay

Tobanaan kun oo muslimiinta Itobiya ah ayaa shalay salaadii Jimcaha ka dib isugu soo baxay masaajidda…
13 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Golaha Baarlamaanka Gobolka Canfarata oo ku Dhawaaqay Inuu Casilay Cali Seero

Warar lagu kalsoonyahay ayaa waxay sheegayaan inuu golaha baarlamaanka ee gobolka Canfartu ku dhawaaqeen in ay…
12 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf Leh

Waxaan ka helnay qoraalkan nin kula kulmay Axmad nashaad magaalada Doxa oo muddo la sheekeysanayay uu…
7 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Qubanaha Wararka Ethiopia

  Waxaa jagadii baarlamaanka Ethiopia iska casishay haweenaydii uu Kaligii Taliye Meles Zinawi ka bakhtiyay, taasoo…
4 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Daa’uud iyo Cabd Iley Waxay Fulinayeen Siyaasadda EPRDF ee Gobolka – Faysal M. Cabdiweli

Qoraaga maqaalkan wuxuu horey uga tirsanaan jiray maxaysatada Liyu-police-ka ee loo yaqaano Hawaarin. Wuxuuna ka mid…
3 April 2013
ONAItoobiya
Itoobiya

Itobiya oo Kaarkeedii ugu Dambeeyay Ciyaareysa

Itobiya marnaba maqarsan inaysan raali ka ahayn inuu dib u dhismo Qaran Somaliyeed oo ka madaxbanaan…
27 March 2013