Itoobiya
ONAItoobiya
Baxsadka Arkebe Oqubay Wuxuu Saadaal u Yahay in Ururkii TPLF lagu Kala Cararay
Hadii uu dhab noqdo wararka sheegaya baxsadka ninkan iyo walaalkii oo isagana la leeyahay wuxuu iska…
11 September 2013
ONAItoobiya
Mucaaradka Itobiya oo ka Quustay in Isbadal Dimoqraadi ah uu ka Hirgalo Itobiya
Qaar badan oo ka mid ah mucaaradka Itobiya gaar ahaan Indheergaradka ayaa aaminsanaa in Itobiya uu…
5 September 2013
ONAItoobiya
Salaad Ooge waa Nin Muslimiinta Ethiopia Kamida oo Kaligiis u Bar-dhigay Ciidamada Woynaha
Waxaa khadka social Media ee shacabweynaha ku hoos nool gumeysiga Ethiopia ay waayadan baafinayeen nin Muslim…
14 August 2013
ONAItoobiya, Maqaalo
Gabay ” Hawaarinta Laaya” Waxaa Tiriyay Cali Yare
Gabaygan hoose waxa uu nagasoo gaadhay Halgame Cali Yare oo kusugan Wadamada Carabta, Halgamuhu waxa uu…
14 August 2013
ONAItoobiya
40 Dhalinyaro Dibada Wax ka Baranaysay oo Ethiopiana oo Iska Dhiibay South Korea
40 dhalinyaro Ethiopian ah oo isugu jira 30 raga iyo 10 haween ah ayaa iska dhiibay…
12 August 2013
ONAItoobiya
Labada Wariye ee Muslimiinta ah ee lagu Xidhay Ethiopia oo CPJ ku Eedeysay Ethiopia
CPJ ayaa ku eedeysay xidhayga labada wariye taliska Ethiopia oo ay ku sheegeen in Ethiopia tahay…
11 August 2013
ONAItoobiya
Amnesty International oo Caalamka ugu Baaqday in Wax laga Qabto Muslimiinta Ethiopia lagu Gumaadayo
Waa in Taliska Ethiopia joojiyaan cadaadiska ay u geysanayaan shacabka muslimiinta ah ee banaanbaxaya ee la…
9 August 2013
War Dag Dag ah: Muslimiinta Ethiopia ee Mudaharaday Maanta oo Xasuuq loo Geystay
Ciidamada Woyanaha Ethiopia ayaa maanta ku laayay dad tiro badan oo muslimiinta Ethiopia ee banaanbaxyada ku…
8 August 2013
ONAItoobiya
Banaanbaxyo ka Dhacay Baahir Daar oo Mucaradka Ethiopia Qabtay
Mucaaradka Ethiopia ayaa banaanbaxyo ku qabtay magaaloyin kamid ah Ethiopia, Mudaharaadkan waxaa soo qaban qaabiyay mucaaradka…
4 August 2013
ONAItoobiya
Ciidamada Ethiopia oo Laayay Muslimiin Mudaharaadaysa Oromiya
Ugu yaraan 11 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay Wadanka Ethiopia iyada oo tiro aad…
4 August 2013
ONAItoobiya
Qabiilka Tigreega ee Taliska Woyanaha oo lagu Eedeyay in Guryaha Addis Ababa ay Lawadawareegeen
Yohanes Tadhese oo ahaan jiray madaxafiiseedka Dhismaha Guryaha iyo Shati bixinta dhulka magaalada Addis Ababa ayaa…
1 August 2013
Taliska Woyanaha oo Khasaare Badan Kala Kulmay Kulamada uu ku Qabto Wadamada Ree Galbeedka
Gumeysiga Woyanaha ayaa waayadanba waday olole uu kusoo qaaday qurba joogta Qowmiyahada Ethiopianka iyo shacabka Somali…
1 August 2013
ONAItoobiya
Wadanka Itoobiya (Ethiopia) oo Galay Kaalinta 2aad ee Wadamada Aduunka ugu Saboolsan
Wadanka Itoobiya ayaa galay kaalinta labaad ee wadamada Aduunka ugu Faqiirsan, midaas oo aad looga yaabay…
30 July 2013
ONAItoobiya
Ethiopia Maxaa Iska Badalay Dhimashadi Zenawi Kadib
Mudadii Kaligii taliye Zenawi baqtiyay kadib. Waxaa Ethiopia la rajeynayay in isbadal siyaasadeed kadihici doono Ethiopia.…
30 July 2013
ONAItoobiya
Taliska Woyanaha oo ku Guuldareystay Ardeyda Ethiopia in Balanqaad ku Gattaan
Collegeka Civil service oo ah heer jaamacadeed ayaa waxaa lagu soo xareeyay ardey kor u dhaafaysa…
29 July 2013
Curadii Malis Zenawi oo lagu Qabtay $5 Billion Dollar Iyadoo Dhiganaysa Bangi Kuyaala New York
Dhiigyacabki dhintay Malis Zenawi gabadhiisa uu ku curtay oo lagu magacaabo Semehal Meles ayaa la sheegay…
28 July 2013
ONAItoobiya
Rabshado Kasocda Addis Ababa iyo Muslimiin Badan oo Xabsiga loo Taxaabay
Maalinimadi Jimcaha ayaa waxaa ka dhacay Banaanbaxyo waaweyn iyo iska horimaadyo dhexmaray muslimiinta Ethiopia iyo ciidamada…
28 July 2013
Qowmiyada Tigreegu Maxay u Qaxayaan? “Qore C/Raxmaan Cabdullaahi
Ma kawarheysa Qowmiyada Tigreega ee 20 Sanno soo heysatay talada Ethiopia inay ka qaxaan Ethiopia. Maxaa…
28 July 2013
