Opens in a new tab

Itoobiya

ONAItoobiya
Itoobiya

Ciidamada AGAZI ee Woyaanaha oo Dhibaatooyin Badan Kawada Oromiya.

Wararka naga soo gaadhaya Oromiya ayaa sheegaya in wali hawl-galladii ka dhanka ahaa xuququl insaanka ay…
19 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Ruushka oo Sheegay in Ciidamadiisa Wadanka Suuriya Kajooga ay Kala Baxayaan.

Madaxweynaha Ruushka ayaa amray in qaybta ugu muhiimsan ciidamada Ruushka ay kasoo baxaan wadanka Suuriya. Wuxuu sheegay…
15 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg: Jaamacada Adama oo Ciidamada Woyaanuhu ay Gubeen.

War deg deg ah oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in ay Ciidamada Woyaanuhu dab qabadsiiyeen…
14 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Adeegii Biyaha oo Woyaanuhu Kajaray Gobolka Oromiya.

Wararka ONA kasoo gaadhaya Gobolka Oromiya ayaa sheegaya in Biyo la'aan balaadhan ay kajirto guud ahaan…
14 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Gudiga Udooda Xuquuqda Suxufiyiinta oo Itoobiya Cambaareeyay.

Gudiga udooda xuquuqda Suxufiyiinta aduunka ee lagu magacaabo Committee To Protect Journalists (CPJ) ayaa bayaan ay…
14 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Muqaalkii ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa si xawli ah kusocda kacdoonka shacabka Oromiya uu afartii…
13 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Waraysi ay ONA Layeelatay Xubno Jaaliyada Oromiya ee UK Kamid ah.

ONA ayaa waraysatay xubno kamid ah Jaaliyada Oromiya ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska gaar ahaan magaalada…
12 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Mudaharaad Wayn oo Maanta ka Dhacay Masjidka Bini- Nuur ee Magaalada Addis Ababa+ Sawiro

Maggaalada Addis Ababa oo ay ka dhaceen mudaharaadyo gilgilay magaalada maanta ayaa waxaa qabtay muslimiinta magaalada…
11 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Gobolka Jimma oo Korontadii laga Jaray.

Warar hor dhac ah oo ONA soo gaadhaya ayaa shegaya in dhamaan gobolka Jimma laga gooyay…
10 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Deg Deg:Maariye ku Xigeenkii Wakaalada Warbaahinta ee Itoobiya(EBC) oo Baxsaday.

War deg deg ah oo hadda ONA soo gadhay ayaa sheegaya in u Maariye Ku Xigeenkii…
9 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Ardayda Jaamacada Addis Ababa oo ku Hor Mudahaaraday Safaarada Marykanka ee Addis Ababa.

Ardayda Jaamacada Addis Ababa ayaa mudaharaad balaadhan ku hor qabatay Safaarada Marykanka oo ay ku tuhun…
9 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Mudaharadyadii ka Socday Gobolka Oromiya oo Halkoodii ka Sii Socda Walow ay Dawlada Woyanahu Isgaadhsiintii ka Jartay.

Wararka naga soo gaadhay gobolka Oromiya ayaa sheegaya in ay mudaharaadyo xoogani ay ka dhacaneen magaalooyinka…
8 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Ogow 10ka Calaamadood ee Mujinaya in ay Itoobiya Wadadii Burburka Cagta Saartay.

Dhaqanka Madaxda aan hanaanka dimoqraadiya-deed loo soo dooranin ee kajira qaaradda Africa,ayaa aakhirkii noqda kuwo ku…
6 March 2016
Itoobiya · Muuqaal

Daawo:Heesta Cusub ee Dulsaar iyo Kooxda Qayla Dhaan” Kacdoonka Dadwaynaha.

Kacdooonka looga soo Harjeedo duulaanka wajiyada badan ee Itobiya kudoonayso inay kuqabsato Jamhuuriyadii xorta ahayd ee…
6 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Isgaadhsiintii oo laga Jaray Oromiya & Saraakiil Katirsanaa OPDO oo Jagooyinkii laga Qaaday

Sidii ay ONA idiin balan qaaday waxaan badhtanka kaga jiraa soo tabinta dhacdooyinka muhiimka ah ee…
5 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo: Muqaalkii ugu Dambeeyay ee Ciidanka OLF & Sawirada Kacdoonka Oromiya.

Sida aynu lawada socono kacdoonka shacbka ee  ka socda Itoobiya ee ay qomiyada Oromadu  hormuka ka…
4 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Woldia Joined the Addis Ababa Taxi Drivers Strike.

The Addis Ababa taxi drivers strike continues in other cities.
4 March 2016
ONAItoobiya
Itoobiya

Daawo:Kacdoonka Shacbka Oromiya oo Lagag Hadlay Faagaraha Caalamka

Kacdoonka shacbka ee ka socda Itoobiya gaar ahaan gobolka Oromiya ayaa lagaga hadlay oo lagu soo…
3 March 2016