Itoobiya
ONAItoobiya
Daawo: Muqaalkii ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya.
Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteemba waxaa si xawli ah kusocda kacdoonka shacabka Oromiya uu afartii…
21 February 2016
ONAItoobiya
Haweenay Oromiya u Dhalatay oo Askari Woyaane ah Qori Kafuratay Kadibna Dishay Askarigii.
Wararka ka imaanaya gobolka Oromiya ayaa sheegaya in gobolka Oromiya ay haweenay kasoo jeeda qawmiyada Oromada…
21 February 2016

Deg Deg: Madaxwaynaha Gobolka Tigray, Ahna Gudomiyaha TPLF Abay Woldu oo Dil ka Badbaaday.
War deg deg ah oo lagu daabacay, Shabakada freedom4ethiopian.wordpress.com ayaa qortay in uu Madaxwaynaha Gobolka Tigray,…
20 February 2016
ONAItoobiya
Daawo: Mudaharadayadii ugu Dambeeyay ee Oromiya ka Dhacay.
Sida hoos ku xusan qayb kamid ah muuqaaladii ugu dambeeyay oo ku saabsan kacdoonka shacabka Oromiya…
20 February 2016
ONAItoobiya
Xabsiga Magaalada Ambo ee Deegaanka Oromiya oo Woyaanuhu Gubeen.
Wararka ka imaanaya magaalada Ambo ee deegaanka Oromiya ayaa sheegaya in xabsiga wayn ee ku yaala…
20 February 2016

Daawo: Mudaharaad Wayn oo Maanta ka Dhacay Masjidka Anwar ee Addis Ababa.
Maggaalada Addis Ababa oo ay ka dhaceen mudaharaadyo gilgilay magaalada maanta ayaa waxaa qabtay muslimiinta magaalada…
19 February 2016
ONAItoobiya
Sawirkii Zenawi oo Lagubay Booskiisiina Lasudhay Calanka OLF ee Oromiya.+ Sawiro
Wararka ka imaanaya gobolka Oromiya ayaa tibaaxaya in sawir wayn oo kaligii taliyihii Meles Zenawi uu…
19 February 2016
ONAItoobiya
Dawlada Maraykanka oo Digniin Kasoo Saartay in Aysan Muwaadiniinteedu Oromiya u Safrin
Dawlada Marykanka oo digniin kasoo saartay in aysan Muwaadiniinta Maraykanka ah ee Itoobiya kusugan iney u…
17 February 2016
Daawo: Madaxda Itoobiya oo lagu Eedeeyay Inay Gargaarkii Abaaraha Loogu Deeqay Musuqeen .
Madaxda Itoobiya oo lagu edeyay in ay musuq maasuqaan macaawimooyinka aduunku ugu deeqay abaaraha. https://youtu.be/MNwETjHr0vc
17 February 2016
ONAItoobiya
Daawo: Muqaalkii ugu Dambeeyay ee Kacdoonka Oromiya oo ka Dhacay Magaalada Kofale.
Waxaa wali si xawli ah uga sii socda kacdoonkii shacabka Oromiya uu kaga soo horjeeday cabudhinta…
17 February 2016
Xaafada Markato ee Magaalada Addis Ababa oo Lagubay.
War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la…
17 February 2016

11 Ciidanka AGAZI Kamid ah Oay Dileen Shacabka Gadoodadsan ee Oromiya.
Warar hada ONA kusoo dhacay ayaa sheegaya inay dileen shacabka gadoodsan ee Oromadu 11 askari oo…
16 February 2016
ONAItoobiya
Daawo: Dhibka Haysta Qaxootiga Oromada.
Muuqaalkan hoose ayaa lagu soo bandhigay dhibaatada haysatada qaxootiga Oromiya oo dhibaatooyin kala duwan ay ka…
16 February 2016
Daawo: Abaarta ku Habsatay Itoobiya & Saamaynta ay Leedahay.
Muuqaalkan hoose ayaa lagu soo bandhigay saamaynta & baaxada ay leedahay abaarta ku habsatay deegaamo badan…
14 February 2016
ONAItoobiya
Ururada TPLF-Tigrey & ANDM-Axmaaro oo Khilaaf Soo Kala Dhex Galay.
Warar rasmi ah oon ka helay ilo xogogaal ah ayaa sheegaya inay labada urur ee TPLF…
14 February 2016
ONAItoobiya
Banaanbaxyo Muslimiintu ku Qabteen Jimcadii Masaajidka Weyn ee Anwar +Sawiro
Mudaharaadyo gilgilay magaalada Addis Ababa ayaa ka dhacay maanta salaadii Jimacaha ka dib, Mudaharaadkan ayaa waxaa…
12 February 2016
ONAItoobiya
Addis Ababa Gaadiidkii Gobollada oo Shaqo-joojin Bilaabay & Magaalada oo Dad Laciir Ciiraysa+Sawiro
War goor dhaway soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in gaadiidkii magaalada Addis Ababa ka bixi jiry…
12 February 2016
