Siyaasad

Ogaden News Agency ONA Kala Soco Waraysi Kooban Sacadahan Inagu Gu Soo Aadan :Xaalad Abuurka Maamulka DDS ee ku Fashilmay Hogaaminta …
Ogaden News Agency ONA kala Soco waraysi kooban sacadahan inagu gu soo aadan :Xaalad abuurka Maamulka…
25 July 2025

Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi ayaa Qoraal Kooban ku Cabiray Jaha Wareerka Siyaasadeed ee Maamulka Fashilmay ay ku Wadaan Shacabka …
Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi ayaa qoraal kooban ku cabiray jaha wareerka siyaasadeed ee maamulka fashilmay…
25 July 2025

2:00_Duhurnimo Maalinta Khamiista
Waraysi dhinacaya badan aan kaga eegi doono marxaladahii ONLF iyo duulamadii Maamulka adissababa laga soo magacaabay…
23 July 2025
ONAOgadeniya, Siyaasad
Caawa 9:00 Fiidnmo Kala Soco Ogaden News AgencyONA Faqidaad ku Saabsan Isbadaliii ka Dhacay DDS 2018 iyo Filashadii Shacabka 7 Sano Kadib …
Caawa 9:00 Fiidnmo kala soco Ogaden News AgencyONA faqidaad ku saabsan isbadaliii ka dhacay DDS 2018…
19 July 2025
ONAOgadeniya, Siyaasad
Xubanaha JWXO ee Magaalada Qabridahar oo Kulmay
Waxaa xafiiska JWXO ee gobalka qoraxay ka qabsoomay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha JWXO…
13 July 2025

Dhalinta OYSU Jarar oo Shir-beenaadkii Jigjiga Hadal Kasoo Saaray
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
6 July 2025

OYSU Dhagaxbuur oo Iskugu Yimaaday Kulan Muhiim ah Galabta •
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
5 July 2025
ONAOgadeniya, Siyaasad
Shaacin: Qayb Kamid ah Go’Aanadii Kasoo Baxay Kal-fadhigii Golaha Dhexe ee JWXO ee Soo Gabagaboobay 31/05/2025
Go'aanka ayaa cadayn u ah been abuurka shirkii Maamulka deegaanku ku qabtay Jigjiga ee loogu magac…
1 July 2025
ONAOgadeniya, Siyaasad
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia (JWXO)
30ka Juun 2025 Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) waxay si adag u cambaaraynaysaa shirka been abuurka…
30 June 2025
ONAMuuqaal, Ogadeniya, Siyaasad
Bilowga Isbadalka Cusub Malagu Joojin Karaa Shacab Qasab lagu Soo Saarayo oo u Baahnaa Dawladnimo Rasmi ah ?
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
25 June 2025

Kulan Duco iyo Alla Bari ah oo ka Qabsoomay Xafiiska JWXO ee Gobolka Erar
Kulanka oo ahaa mid sanadle ah ayaa lagu khatimay qur'aanka kariimka ah oo lagu akhriyay Xafiiska…
25 June 2025

Kulan Muhiim ah oo Maanta ka Qabsoomay Xafiiska JWXO ee Magaalada Fiiq
Waxaa maanta oo Isniin ahayd Shir balaadhan isugu yimid qaar kamida xubnaha JWXO ee magaalada Fiiq…
16 June 2025

Xubnaha OYSU Kismaayo oo Maamul Cusub Doortay
Waxaa galabta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka qabsoomay shirwaynihii Ururka OYSU fariciisa Magaalada…
13 June 2025

Kulan Diin Akhris iyo Duco ah oo Xagardheere ka Qabsoomay
Waxaa Maanta Xerada Qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi ka qabsoomay kulan lagu khatimay 114 ta qur'aanka…
12 June 2025



