Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee Degmada Garbo 40 Agoon ah Gaadhsiiyay Deeqdii Lacageed ee Agoonta JWXO loo Qaybinayay

Dhinaca kale, agoonta ururka ee ku sugan tuulooyinka hoos yimaadda degmada Garbo ee gobolka Nogob ayaa…
10 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Dagmada Imay Bari oo Kulan Isoogu Yimid

Waxaa saaka kulan isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada imay bari ee…
10 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Tuulad Sardaale oo Kulmay

Waxaa galinkii hore ee maanta kulan isu yimid xubnaha JWXO ee kusugan Tuulad sardaale Dagamada Laas-dharkaynle…
10 April 2025
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) iyo Taageerayaash JWXO ee ku sugan…
9 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Kaadirka JWXO iyo Qaarkamid ah Madaxda Ururka oo Kulmay

Waxaa habeenimadii xalay oo Arbaco ahayd kulan dhanka isgaadhsiinta ah isugu yimid kaar kamid ah kaadirka…
9 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka Xubnaha JWXO ee Tulada Gudhis iyo Kuwa Dagmada Imay Bari oo uu Weheliyo Hogaanka Warfaafinta Gobalka Shabelle oo Deeq Lacageed …

Maamulka xubnaha JWXO ee tulada gudhis iyo kuwa dagmada imay bari oo uu weheliyo hogaanka warfaafinta…
9 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Gobolka Erar ayaa Deeq Lacageed Gaadhsiiyay 16 Agoon ah oo ku Dhaqan Tuulada …

Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee gobolka Erar ayaa deeq lacageed gaadhsiiyay 16 agoon ah…
9 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Hawl-wadeenka JWXO ee Jigjiga oo Madax Urur Kulan la Qaatay

Waxaa kulan kooban oo xog-warran, kala warqaadasho iyo wadatashi ah ku yeeshay xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta…
8 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka JWXO ee Gobolka Jarar oo Samofal Bixiyay

Waxaa deeq lacageed oo samofal ah bixiyay maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee gobolka Jarar oo…
8 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka JWXO ee Gobolka Qorraxay oo Deeq Bixiyay

Waxaa deeq lacag iyo raashin isugu jirta la gaadhsiiyay 62 agoon ah oo maamulka magaalada Qabridaharre…
8 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Guddoomiyaha Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Gobolka Erer iyo Xubno Kale oo Safar Shaqo ku Weheliya ayaa Deeq Lacageed …

Guddoomiyaha maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee gobolka Erer iyo xubno kale oo safar shaqo ku…
7 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Agoonta JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Deeq Lacageed la Gaadhsiiyay

Waxaa Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya JWXO Dagmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle Deeq lacageed loogu qaybiyay…
7 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Agoonta JWXO ee Degmada Sagag laga Farxiyay

Waxaa deeq lacageed la gaadhsiiyay agoonta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee degmada Sagag ee gobolka…
7 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Degmada Ceelweyne ee Xarunta Gobolka Nogob ayaa 36 Agoon ah oo Gudaha Magaalada …

Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee degmada Ceelweyne ee xarunta gobolka Nogob ayaa 36 agoon…
7 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Hay’Ada NEBA iyo Laaluushka Jigjiga

Isniintii ina dhaaftay ee ku beegnayd 31/3/25 waxaa magaalada Jigjiga soo gaadhay xubno ka socday Gudiga…
7 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Kaadirka JWXO oo Jigjiga Kulan ku Yeeshay

Qaar ka mid ah Kaadirka JWXO ee magaalada Jigjiga ayaa kulan kooban oo isxogwaraysi ah ku…
7 April 2025
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Guddoomiyaha Maamulka JWXO ee Gobolka Faafan oo Arrimo Samofal ka Warbixiyay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
6 April 2025
Ogadeniya · Siyaasad

Xafiiska JWXO ee Jigjiga Raashin lagu Bixiyay

Maamulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee gobolka Faafan ayaa shalay galab 70 qows oo agoonta…
6 April 2025