Siyaasad

Degmada Dhuxun oo Shir lagu Qabtay
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee degmada Dhuxun ee gobolka Nogob kulan ku qabtay…
31 July 2024

Waftigii JWXO oo Tuulada Derida Shir ku Qabtay
Waxaa tuulada Derida oo ka tirsan degmada Cayuun ee gobolka Nogob si heer sare ah loogu…
31 July 2024

Waftigii JWXO oo Meelo Kala Duwan Shirar ku Qabtay
Waxaa kulamo kala duwan ku qabtay degmada Xamaro iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaadda waftigii…
29 July 2024

Hordhaca: Waraysi Kulul Hogaanka Warfaafinta JWXO Ahna Afhayeenka ONLF Halgame bCaddaani Hiirmooge
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
29 July 2024

Xubnaha JWXO ee Dagmada Imay Bari oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa kulan isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada imay bari ee gobalka…
28 July 2024

Xubnaha JWXO ee Magalada Qabridahar oo Kulmay
Waxaa gelinkii dambe ee Jumcaha kulan koodii toddobaadlaha ahaa isugu yimid xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahar.…
27 July 2024

Xafiiska JWXO Magaalada Fiiq oo Shir ka Dhacay
Waxaa galabta oo Jumce ahayd shir heer sare ah, si qurux badanna looga soo shaqeeyay lagu…
26 July 2024

Waftigii JWXO oo Fiiq ku Dheelmaday
Waxaa magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Erar ku soo dheelmaday waftigii JWXO oo maanta hadh galay…
25 July 2024

Waftigii JWXO oo Degmada Yaxoob Soo Gaadhay
Xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee degmada Yaxoob ee gobolka Erar ayaa duleedka degmada kaga horyimid…
25 July 2024

Xafiiska JWXO ee Degmada Sagag oo Shir Ballaadhan lagu Qabtay
Waxaa galabta oo Arbaco ahayd lagu qabtay xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee degmada Sagag…
24 July 2024

Kulan Jabhadeed oo Garbo lagu Qabtay
Waxaa degmada Garbo ee gobolka Nogob socdaal ku maray Hoggaanka Arrimaha Gudaha iyo Ururrada Bulshada JWXO;…
23 July 2024

Madax ka Tirsan JWXO oo Xaraarray Gaadhay
Waxaa shalay gelinkii dambe soo gaadhay degmada Xaraarray ee gobolka Nogob wafti uu hoggaaminayay, Cumar Sheekh…
22 July 2024

Wafti ka Socday JWXO oo Xarunta Gobolka Nogob Shir ku Qabtay
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee degmada Ceelweyne ee xarunta gobolka Nogob ka qabsoomay…
21 July 2024

Daawo: Hoggaanka Arrimaha Guddaha oo Safarkiisii Gobollada ka Warbixiyay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
20 July 2024

Madax ka Socotay JWXO oo Dhanaan lagu Soo Dhaweeyay
Waxaa shalay gelinkii dambe si heer sare ah loogu dhaweeyay xafiiska JWXO ee degmada Dhanaan ee…
20 July 2024

Dhalinyarada OYSU ee Kismaanyo oo Kulan Yeeshay
Waxaa galabta oo Jamie ah kulan balaadhan isugu yimid Ururka Dhalinyarada Midoowga Ardayda Soomaalida Ogadeenia OYSU…
19 July 2024

JWXO oo Godey Kulan uga Qabsoomay
Waxaa xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee magaalada Godey ee xarunta gobolka Shabeelle ka qabsoomay…
18 July 2024

