Siyaasad

Daawo: Hoggaanka Arrimaha Gudaha JWXO oo Warbixin Dhiibay
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 June 2024

Daawo: Hogaanka Xeerasha iyo Anshaxa ONLF Naftii-hure Khaliif Sayid Saadiq (Sayid Khaliifa)
oo ka warbixiyay arimaha doorashada. Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden…
17 June 2024

Maamulka JWXO ee Gobalka Shabelle oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa xafiiska jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee Magaalada godey ee Xarunta Gobolka shabelle Kulankan ku…
16 June 2024

Xubnaha Tuulada Karin-bilcile oo Shirka Isugu Yimid
Waxaa Kulaankoodi blilaha ahaa isugu yimid unugta JWXO ee tuulada Karinbilcille ee degmada Qabridaharre ee gobalka…
15 June 2024

Musharaxiinta JWXO iyo Guddiga Sare ee Wakiillada Doorashada oo Tababbar loo Qabtay
Waxaa tababbar la xidhiidha xeerarka iyo geeddi-socodka doorashooyinka loo qabtay musharraxiinta iyo guddiga wakiilada kor joogtada…
14 June 2024

Waxaa Magaalada Jigjiga ka Socda Ol’Olaha Doorasha Ku-celiska ah ee Xildhibaannada Maamulka Magaalada Jigjiga oo Dhawaan Qabsoomi Doonta
Ol'olahan oo bulshada lagu wargelinayo in ay codkooda dhiibtaan maalinta doorasha ayaa si laab furan u…
13 June 2024

Maamulka JWXO ee Tuulad Jiic oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa kulankoodii caadiga ahaa yeeshay maamulka unugta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya ee tuulada Jiic degmada Marsin…
13 June 2024

Xubnaha JWXO ee Ceel-wayne oo Kulan Isugu Yimid
Waxaa shirkoodii Toddobaadlaha ahaa isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO) ee degmada Ceel-wayne ee…
13 June 2024

Ururka Hooyooyinka (UHO) ee Ceel-Wayne oo Kulmay
Waxaa Magaalada Ceel-Wayne ee Xarunta Gobolka Nogob ka qabsoomay Shir ay isugu yimaadeen ururka Hooyooyinka Ogaadeeniya…
10 June 2024

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraciisa Magaalada Godey oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa kulan si heer sara ah loo soo agaasimay isoogu yimid Ururka dhalinyarada iyo midawga ardayda…
10 June 2024

Xubnaha JWXO ee M.Qabridahar oo Kulabkoodi Todobaadlaha Ahaa Isugu Timid
Kulankan Oo Ahaa Mid Si Heersara Ah Loo Soo Agaasimay Ayaa Oogu Horaynb Lagu Furay Wacdi…
7 June 2024

Ururka ONLF iyo Xukuumadda DDS oo Kulmay
Guddiga Fulinta JWXO ayaa maanta oo Arbaca ahayd isugu yimid kulan muhiim ah, kaas oo ka…
5 June 2024

Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 3/6/2024
waxaa shir muhiim ah ku yeeshay xafiiska JWXO ee magaalada jigjiga guddiga fulinta ONLF. Kala warqaadasho…
3 June 2024

Daawo:Hadal Jeedintii Hogaanka Arimaha Gudaha Ahna Gudoomiyaha OYSU Mudane Cumar Sheekh Cabdullaahi (Cumar Soya)
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
3 June 2024

Xubnaha JWXO ee Magalda Kismaayo oo Shiray
Waxa galabta ka qabsoomay Xafiiska Jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya JWXO ee Caasimada ku meel gaadhka ah…
31 May 2024

Xunbana JWXO ee Magaalada Qabridahar oo Kulankoodi Is Buuclaha Ahaa Isu Yimid
Ugu horayn waxaa kulanka Lagu furay Wacdi Diini Ah Wacdi Kadib gudoomiyaha gobolka mudane maxamuud jigre…
31 May 2024

Culimo Aw-diinka UCSO oo Kulan u Qabsoomay
Waxaa shir iskugu yimid Culumo aw-diinka Soomaalida Ogaadenya (UCSO) Shirkan ayaa ka qabsoomay xafiiska JWXO ee…
31 May 2024

