Siyaasad

Hawl-galkii Gobolka JARAR Wajigii 1aad oo So Gaba-gaboobay
Waxaa 19/12/2023 la'ic'aamiyay Hawl-gal guud oo dhamaan lagumarayay Gobolada. hawlgalkan oo U Jeedkiisu ahaa udiyaar garowga…
8 January 2024

Xubnaha JWXO ee Tulada Dacadhuur oo Shiray
Waxaa galabta shir si heer sara ah loo soo agaasimay isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta…
7 January 2024

Kulan ay Galabta Yeesheen Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee Faraca Gobolka Faafan, Kulan Kan oo Ajandihiisu Ahaa …
Kulan ay Galabta yeesheen Midowga dhalinyarada iyo Ardayda somalida Ogadeniya OYSU ee Faraca Gobolka Faafan, kulan…
7 January 2024

Waftigii JWXO ee Gobalka Erar oo Shir Ballaadhan Layeeshay Xubnaha JWXO ee Tuulada Maygaag-wayne oo Hoos Timaada Dagmada Fiiq
Wariye Dek Abdisamed
7 January 2024

OYSU Dhoobley oo Kulan Qurux Badan Isugu Yimid
Waxaa kulan si fiican loo qorsheeyay isugu yimid Ururka Dhalinta iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia ee ku…
6 January 2024

Maamulka Xubnaha JWXO ee Gobolka Qoraxay iyo Masuuliyiintii Socdaalka ku Yimid oo Kulan Isugu Yimaaday
Kulankan oo ay isugu yimaadey Masuuliyiintii JWXO ee Hawlgalka Shaqo Indhawaalaba kawaday Gobolka Shabeele oo hada…
6 January 2024

Maamulka #ONLF ee Xafiiska Magalada Wardher ee Gobolka Doollo oo Shalay Kulan Yeeshay Kulan Kan ayaa Ahaa Mid lagu Dar Dar Galin Hayay …
Maamulka #ONLF ee Xafiiska Magalada Wardher ee Gobolka Doollo oo shalay kulan yeeshay kulan kan ayaa…
6 January 2024

Waftigii JWXO ee Gobalka Erar oo Kulan Xogwaraysiya iyo Kala War-qaadasha ah Layeeshay Xubnaha JWXO ee Tuulada Jeerinka oo Katirsan …
Waftigii JWXO ee gobalka Erar oo kulan xogwaraysiya iyo kala war-qaadasha ah layeeshay xubnaha JWXO ee…
6 January 2024

Waftigii JWXO ee Gobolka JARAR oo Gaadhay Dagmada Awaare ee Gobolka JARAR
Kulanna la'yeeshay Xubnaha JWXO Dagmadaas.
5 January 2024

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabri-dahar oo Kulan Isugu Yimaaday
Waxaa kulan balaadhan isugu yimaaday Xubnaha JWXO Magaalada Qabri-dahar ee Xarunta Gobolka Qoraxay kulankan oo ka…
5 January 2024

Waftigii Gobolka Shabeele oo Kulan Layeeshay Xubnaha JWXO ee Dagmada Qalaafe
Waxaa Dagmada Qalaafe ee Gobolka Shabeele kulan is xog-waraysi ku yeeshay Xubnaha JWXO ee Dagmada Qalaafe…
4 January 2024

Madaxda JWXO ee Waftiga Gobolka Shabeele oo Si Nabad ah ku Gaadhay Dagmada Qalaafe
Waxaa Dagmada Qalaafe ee Gobolka Shabeele gaadhay Waftigii JWXO ee Gobolka Shabeele kawaday shaqooyinka Ururka Waftiga…
4 January 2024

Waftigii JWXO ee Gobalka Erar oo Shir Ballaadhan ku Qabtay Magaalada Fiiq, ee Xarunta Gobalka Erar
Wariye Dek Abdisamed
4 January 2024

Daawo Hogaanka Ilaalinta Degaanka iyo Ba.Ada Halgame Xasan JWXO oo Fariin Culus u Diray Dawlada Ethiopia
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
4 January 2024




