Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobolka Shabeele oo Saaka Booqaday Xabaalo Wadareedka

Waxaa saaka booqaday Xabaalo wadareedka Shuhaadadii ku Shihiiday Tuulada Gudhis ee Dagmada Imay-bari Gobolka Shabeele Waftiga…
30 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Shabeele oo Kulan ku Qabtay Tuulada Bilaala-qaldhaa

Waxaa kulan soo-dhaweeyay ah ku qabtay Tuulada Bilaala-qaldhaa oo kadirsan Dagmada Imay-bari ee Gobolka Shabeele Waftiga…
29 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Nogob oo Shir Ballaadhan ku Qabtay Dagmada Cayuun

Waxaa gaadhay magaalada Cayuun socdaalkii waftigii JWXO ee gobalka Nogob, iyo Erer oo Shir siheer-sare ah…
29 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Nogob oo Shir Ballaadhan ku Qabtay Magaalada Daawo-diid

Waxaa kulan xogwaraysiya iyo kala war-qaadasha ah yeeshay musuuliin kasocotay Jabhada Wadaniga Xoraynta ogadenia (JWXO) iyo…
28 December 2023
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

Xafiiska #ONLF ee Magaalada Jig Jiga oo uu Galabta Kaqabsoomay Shir Balaadhan oo Loogu Diyaar Garoobayay Shirwaynaha Ururka ee Dhici Doona …

Xafiiska #ONLF ee Magaalada Jig Jiga oo uu Galabta kaqabsoomay Shir balaadhan oo loogu diyaar garoobayay…
28 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Shabele oo Kulan ku Qabtay Dagmada Imay-bari

Waftiga Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee Gobalka Shabele oo uu Hogaaminayo Hogaanka Ilaalinta Deegaanka iyo…
28 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Nogob oo Kulan Kala War-qaadasha ah Layeeshay Xubnaha Tuulada

Garba-awaare oo katirsan Dagmada Xaraaray Ee Gobolka Nogob.
28 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobolka Shabelle oo Kulan la Yeeshay Tuulada Xidigta

Waxaa kulan ku qabtay Tuulada Xidigta oo hoos timaada Dagmada Imay-bari ee Gobolka Shabeele Waftiga Jabhada…
28 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Shabelle oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Dagmada Imay Bari

Waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay dagmada imay bari ee gobalka shabelle Waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta…
28 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Shabelle oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Tuulada Dhidin Fiiq

Waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Tuulada dhidin fiiq Oo kadirsan Dagmada Abaa-qaraw ee Gobolka Shabelle…
27 December 2023
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

OGAYSIIS OGAYSIIS 📢

Waxaa dhamaan la'Ogaysiinayaa Xubnaha JWXO ee ku dhaqan Magaalada JIGJIGA in u Jiro shir balaadhan bari…
27 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Shabelle oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Tuulada Qaruud

Waxaa Si diiran loogu soo dhaweeyay Tuulada qaruud ee Dagmada Abaaqaraw waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeenia…
27 December 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Hogaan Ku-xigeenka Warfaafinta JWXO Ahna Xoghayaha Guddiga Fulinta Naftii-hure Abdirahman Mohamed Ahmed oo Xubnaha Godey Qiso uga …

Hogaan ku-xigeenka Warfaafinta JWXO ahna Xoghayaha Guddiga Fulinta Naftii-hure Abdirahman Mohamed Ahmed oo Xubnaha Godey Qiso…
27 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Saaka ka Soo Baxay Gobalka Shabelle oo Shir la Yeeshay Shacabka Dagmada Abaaqaraw

Waxaa galabta kulan yeeshay waftigii JWXO ee uu hogaminyo hogaanka ilalinta degaanka Bay, da mudane xasan…
27 December 2023
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Xasan Muxumed Qani Hogaanka Ilaalinta Degaanka oo Xubnaha JWXO ee Godey Khudbad Muhiim ah u Jeediyay

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
26 December 2023
Ogadeniya · Siyaasad

Waftigii JWXO ee Gobalka Nogob oo Shir Ballaadhan ku Qabtay Dagmada Xaraaray

Waxaa gaadhay Dagmada Xaraarey oo ka tirsan gobolka Nogob Wafti uu hogaaminayo hogaanka cilmi baadhista JWXO…
26 December 2023