Siyaasad

Wafti Saaka ka Soo Anbabaxay Magaalada Godey ee Xarunta Gobalka Shabelle oo Gaaray Dagmada Abaaqaraw
Waxaa hada gaaray dagmada Abaaqaraw ee gobalka shabelle wafti balaadhan oo saaka ka soo kicitimay magaalada…
26 December 2023

Maamulka JWXO ee Gobolka Qoraxay iyo Dhalinyarad OYSU oo Kulmay
Waxaa galabta kaqabsoomay xafiiska jwxo ee magaalada qabridahar kulan balaadhan oo ay soo agaasimeen maamulka dhalinyarada…
26 December 2023

Wafdigii JWXO oo Shir Ballaadhan Layeeshay Xubnaha Dagmada Ceelwayne
Waxaa shir siheer-Sare ah loosoo agasimay ku qabtay dagmada ceelwayne ee xarunta gobalka Nogob wafdigii JWXO…
25 December 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Dhanaan oo Kulan Koodii Isbuuclaha Ahaa Isoogu Yimid
Waxaa kulan koodii isbuuclaha ahaa isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada dhanaan…
24 December 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Abaaqaraw oo Kulmay
Waxaa kulan isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada Abaaqaraw ee gobalka shabelle…
24 December 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey oo Kulmay
Waxaa kulan heer sare aha isugu yimaaday Waftigii kasoo baxay Magaalada Jigjiga Caasimada Deegaanka Soomaalida Ogaadeeniya…
24 December 2023

Waftigii JWXO ee u an Baxay Gobolada Qorahay iyo Shabeelle oo Galabta Shir la Yeeshay Xubnaha JWXO ee Magaalada Godey
Waxaa shir balaadhan isoogu yimid Xubnaha jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya JWXO ee magaalada Godey ee Xarunta…
24 December 2023

Waftigii JWXO oo Sinabad ah Kusoo Gaadhay Magaalada Godey
Waxaa sinabad aha kusoo gaadhay Magaalada Godey ee Xarunta Gobolka Shabeelle wafti ay Hogaaminayaan Hogaan ku…
24 December 2023

Waftigii JWXO ee Gobolka Shabeelle iyo Maamulka Degmada Dhanaan oo Kulmay
Waxaa kulan war bixin iyo kala war qaadasho ah yeeshay Wafti ka socda Ururka iyo Maamulka…
24 December 2023

Maamulka JWXO ee Gobolka Qoraxay iyo Waxgaradka Magaalada Qabridahar oo Kulan Isuguyimid
Waxaa galabta xafiiska jwxo ee gobolka qoraxay kaqabsoomay kulan si heer sare ah loosoo agaasimay oo…
23 December 2023

Daawo: Khudbaddii Hogaanka Cilmi Baadhista JWXO Mudane Dr Maxamuud Maxamed Jaamac
Oo khudbad taariikhiya u soojeediyay xubnaha JWXO ee dagmada Garbo. Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa…
23 December 2023

Wafti ka Socda JWXO oo u Ambo Baxay Gobolada Shebeelle iyo Qoraxay
Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya ayaa Gobolada u kala dirtay wufuud heer urur ah oo ka shaqaynaya…
23 December 2023

Dhalinyarada OYSU Magaalada Kismaanyo oo Kulan Yaashay
Waxaa kulan heer sare ah isugu yimaaday Ururka Dhalinyarada Midoowga Artayda Soomalida Ogadeenia JWXO ee OYSU…
23 December 2023

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahar oo Kulankoodi Todobaadlaha Ahaa Isuguyimid
Shirkan oo kusaabsana abaabul iyo in kor loo sii qaado shaqada ururka aya waxaa kasoo qaybgalay…
22 December 2023

Wafdi JWXO oo Ukicitimaday Gobalada Nogob, iyo Erer
Waxaa dagmada Garbo gaadhay wafdi uu hogaaminayay hogaanka Cilmi baadhista JWXO mudane Dr maxamuud Maxamed Jaamac…
22 December 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Imay Bari oo Shiray
Waxaa galabta shirkoodii isbuuclaha ahaa isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada imay…
21 December 2023

Xubnaha JWXO ee Dagmada Dhanaan oo Kulan Isoogu Yimid
Waxaa kulan isoogu yimid Xubnaha jabhada wadaniga xoraynta Ogadenia JWXO ee dagmada dhanaan ee gobalka shabelle…
21 December 2023

Gobolka Shabeele
Maamulka Xubnaha JWXO ee Gobolka Shabeele iyo Xubno katirsan Jaaliyaadka Ogadeenia oo kulna qurux badan ku…
21 December 2023
