Opens in a new tab

Siyaasad

Ogadeniya · Siyaasad

Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (JWXO}

War-murtiyeed 1 August, 2022 Waxaa Magaalada Jigjiga Guddiga Fulinta JWXO ugu qabsoomay shirkii caadiga ahaa 28…
1 August 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Shirkii Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Guul Kusoo Gabagaboobay

Waxaa galabta oo Axad ahayd si guul ah ku soo dhammaaday shirkii billaha ahaa ee unugta…
31 July 2022
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

Shir Ballaadhan oo Goor Dhaw Xafiiska Jigjiga ka Furmay

Waxaa Xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan goor dhaw…
31 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

8:00 Duhurnimo, Kulanka Guddoomiyaha JWXO iyo Kaadirka Gobolka Faafan

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee ku sugan Magaalada Jigjiga, taageereyaasha iyo…
30 July 2022
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Hoggaanka Arrimaha Gudaha iyo Ururrada Bulshada Mudane Cumar Sheekh Cabdulahi oo Xubnaha JWXO Farriin u Diray

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
28 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Guddiga Fulinta JWXO oo Jigjiga Shir uga Furmay

Waxaa Xafiiska Guddoomiyaha JWXO Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) shir heer sare ahi uga furmay…
28 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Degmada Ceel-weyne oo Kulan Yeeshay

Waxaa shir ballaadhan isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada Ceel-weyne ee xarunta Gobolka…
21 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Guddoomiyaha JWXO oo Jigjiga lagu Soo Dhaweeyay

Waxaa si meeqaam sare leh loogu soo Dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee Garaad Wiilwaal, Guddoomiyaha Jabhadda…
20 July 2022
Ogadeniya · Ogeysiis · Siyaasad

Wargelin, 12:00 ama Lixda Saac iyo Xafiiska JWXO

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee ku sugan Magaalada Jigjiga, taageereyaasha JWXO…
19 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Wafti ka Socday JWXO oo Socdaal ku Tegay Tuulooyin ka Tirsan Degmada Fiiq

Maammulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Degmada Fiiq ayaa soo gababeeyay wejigii labaad ee socdaal…
19 July 2022
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo Guddoomiye Kuxigeenka OYSU Halgame Abdinuur Suldaan oo ka Hadlay Shirka OYSU Faraca Faafan

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
18 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Ururka OYSU Faraciisa Gobolka Faafan oo Shiray

Waxaa kulankoodii billaha ahaa yeeshay Midawga Dhallinyarada iyo Ardayda Ogaadeenya ee OYSU faraciisa Gobolka Faafan. Shirkan,…
18 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Urur OYSU Faraciisa Gobolka Shabeelle oo Kulan Yeeshay

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid xubnaha Midawga Dhallinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya ee OYSU, faraciisa Gobolka…
17 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Qabridahare oo Shiray

Waxaa Galabta Shirkoodii Todobaadlaha Ahaa iskugu Yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Xorayta Ogaadeniya JWXO ee Magaalada…
17 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Xubnaha JWXO ee Magaalada Goday Shiray

Waxaa Galabta Shirkoodii Todobaadlaha Ahaa iskugu Yimaaday Xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynata Ogaadeniya ee Magaalada Goday ee…
14 July 2022
Muuqaal · Ogadeniya · Siyaasad

Daawo: Waftigii JWXO ee Gobolka Faafan oo Shir la Yeeshay Shacabka Tuulada Sanxaskulle ee Degmada Mula, ee Gobolka Faafan

Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
12 July 2022
Ogadeniya · Siyaasad

Maammulka JWXO ee Degmada Fiiq oo Socdaal ku Maray Tuulooyinka Qaar

Maammulka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee degmada Fiiq ayaa socdaal abaabul, kala-warqaadasho iyo is-xog-waraysi ah…
9 July 2022