Siyaasad

Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka JWXO Daahir Maxamed Cali oo Khudbad u Jeediyay Xubnaha ee Magaalada Jigjiga
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
5 June 2022

Xubnaha JWXO ee Magaalada Jigjiga oo Shiray
Waxaa galabta Axad ahayd si guul ah kusoo gabagaboobay shirkii billaha ahaa ee xubnaha Jabhadda Waddaniga…
5 June 2022

Xubnaha Jwxo ee Tuulada Daawadiid oo Kulmay
Waxaa Shirkoodii Caadiga ahaa isoogu Yimid Xubnaha Jabhadka Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (Jwxo) Ee Kadhisan Tuulada Daawadiid…
4 June 2022

Ururka OYSU ee ee Magaalada Kismaayo oo Kulan Wada-qaatay
Waxaa kulan ballaadhan isugu yimid xubnaha ururka Midawga Dhallinyarada Iyo Ardayda Ogaadeenya (OYSU) ee Magaalada Kismaayo…
3 June 2022

Xubnaha JWXO ee Magaalada Goday oo Shiray
Waxaa Galabta Shir iskugu Yimaaday Xubanaha Jabhada Wadaniga Xoaraynta Ogaadeniya ee magaalada Goday ee Xarunta Gobalka…
2 June 2022

Xubnaha JWXO ee Degmada Ceel-weyne oo Shir Isugu Yimid
Waxaa kulankoodii billahaa isugu yimid xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Degmada Ceel-weyne ee xarunta…
2 June 2022

Ururka Culimda JWXO ee Dgamada Iimay Bari oo Shiray
Waxaa Maanta Shirk iskugu Yimaada Ururka Culimada Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ee Dagmada iimay Bari oo…
2 June 2022

Masuuliyiinta JWXO ee Gobollada Qorraxay, Shabeelle iyo Faafan oo Kulan Qaatay
Waxaa kulan khibrad is-waydaarsi iyo kala warqaadasho ah wada yeeshay guddoomiyeyaasha Gobollada: Qorraxay, Shabeelle Iyo Faafan.…
2 June 2022

Masuuliyiinta JWXO ee Gobolka Afdheer oo Degmada Jarrati Gaadhay
Waxaa shir heer sare ah ku qabtay xafiiska Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee Degmada Jarrati ee…
31 May 2022

Daawo: Hoggaanka Samafalka JWXO Halganto: Yusra Axmed oo ka Hadashay Shir ay Ururka Hooyooyinku Qabteen
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
30 May 2022

Ururka Dhalinyarada OYSU Iimay Bari oo Kulmay
Waxaa Maanta Kulan Heer Sare Ah Iskugu Yimaaday Ururka Dhalinyarada Soomaalida Ogaadenia ee Ku Sugan Dagmada…
30 May 2022

Wafdi JWXO ee oo Dagmada Shaygoosh Gaadhay
Wafdi Heer Sare oo uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadenia ee Gobalka Qoraxey Mudane Maxamuud…
30 May 2022

Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka JWXO oo Khudbad Soo Jiidatay Dareenka Xubnaha ka Jeediyay Shirkii Ururka Hooyooyinka Gobolka Faafan
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
30 May 2022

Shirkii Ururka UHO ee Gobolka Faafan oo Jigjiga ka Qabsoomay
Waxaa si guul ah kusoo gabagaboobay shirkii billaha ahaa ee ururka Hooyooyinka Ogaadeenya (UHO) faraciisa Gobolka…
29 May 2022

Xubnaha JWXO Magaalada Qabridaharre oo Shir Isugu Yimid
Waxaa shir si heer sare ah loo agaasimay isugu yeeshay Maammulka iyo xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta…
29 May 2022

Ururka Hooyooyinka Ogaadeenya ee Gobolka Faafan Galabta Shir u Furmay
Waxaa xafiiska Jabahadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) ee Magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ka furmay…
29 May 2022

Xafiiska JWXO ee Gobolka Shabeelle oo Kulan Saddex Geesood Ahi ka Qabsoomay
Waxaa shir si heer sare ah loo diyaariyay isugu yimid, xubnaha Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ee…
28 May 2022

Daawo: Xisbiyada Mucaaradka Degaanka Soomaalida oo Warsaxafadeed Wada-jira Soo Saaray
Muuqaalka warkan waxaa lagu daawan karaa bogga Facebook ee ONA (Ogaden News Agency).
28 May 2022
